Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha oo gaaray Buulo Burde
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa safar shaqo maanta ku tagay...
Kulanka Golaha Shacabka oo goordhow furmay
Waxaa goordhow Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa ka furmay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 11-aad ee Golaha Shacabka, kaas oo uu shir gudoominayo Guddoomiyaha Golaha...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo daahfurtay kulanka wadatashiga Istaraatiijiyadda ka qayb gelinta haweenka ee...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka & Dib u Heshisiinta XFS ayaa maanta ka daahfurtay Magaalada Muqdisho kulanka wadatashiga Istaraatiijiyadda ka qayb gelinta haweenka ee dowladdaha...
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha oo gaaray...
Waxaa Maanta degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan gaaray wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka...
Taliyihii Booliska Magaalada Qardho oo la dilay
Taliyihii saldhiga Booliska magaalada Qardho ee Puntland Cumar Hiiraad Kaatuun ayaa u geeriyooday rasaas ay ku fureen kooxo lagu sheegay inay yihiin kuwa ka...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulan la yeeshay safiirka dowladda Jabuuti ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa maanta gelinkii dambe gurigiisa ku qaabiley danjiraha dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti...
Duqa Muqdisho oo la kulmay wafdi ka socda hay’adda caafimaadka Adduunka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday hey’adda...
Ra’iisulwasaare Rooble oo booqday dhismaha xarunta Xukumadda
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kormeeray dhismaha xarunta Xukumadda iyo xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo heer gabogebo ah maraya.
Ra’iisulWasaare Rooble ayaa...
Galmudug oo saddex Ceel biyood ku wareejisay bulshada ku nool degaano hoos taga Cadaado
Cadaado- Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha ee Galmudug iyo maamulka degmada Cadaado ayaa maanta saddex Ceel biyood oo ku shaqeeya habka Sollar-ka ku wareejiyay...
duqaymo ka dhacay gobolka Donetsk oo sababay dhimasho iyo dhaawac.
Shan qof oo rayid ah ayaa lagu dilay 39 kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeymo ay ciidamada Ukraine ka geysteen gobolka Donetsk. Wararka ayaa intaa...










