Heshiiska Saami Qaybsiga Khayraadka Dalka Oo La Ansaxiyey!!
Guddiga wasaaradaha ee u xilsaaran kasoo talo bixinta iyo isla go’aaminta arrimaha kheyraadka ayaa si wadajir ah u ansixiyay heshiis ku saabsan hanaanka saami...
Agaasimaha cusub ee Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda oo xilka la wareegay+Sawirro
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalk Mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa ka qayb galay munaasabad uu xilka kula wareegay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka...
Ciidamada xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay dhagar qabayaal ka tirsan argagixisada
Guutada 6-aad Qeybta 60-aad ee ciidamada xoogga dalka ayaa xalay howlgal qorsheysan waxay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose.
Howlgalka oo ay ciidamadu...
Horjoogayaasha Al-Shabaab ka soo baxsanaya oo isa soo taraya
Deeq Cabdi maciin oo magaciisa Af-graashada kooxda Al-Shabaab uu yahay “Shiino” ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Daraawiishta Galmudug ee ku sugnaa aagaga dagaalka koonfurta...
Kumaadowska Xoogga Dalka Oo Howlgallo ka Sameeyay G/Shabeellaha Hoose!
Kumaandooska DANAB, ayaa waxay howlgallo qorsheysan ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.
Ujeedada howlgalkan ayaa ahaa ciribtirka haraadiga maleeshiyada Al-Shabaab ee ku dhumaaleysanaya...
Dad Ka Shaqaynayay Ka Ganacsiga Khamriga Oo Xukun Adag Lagu Riday!
Masuuliyiin ka tirsan Gobolka Mudug iyo ninka ka ah Gudoomiyaha gobolkaas ayaa ka qaybgalay xukun ay maxkamadda darajada koowaad ee Mudug ay ku riday...
Maamulka Gobolka Mudug oo ku howlan joojinta xiisad colaadeed oo ka taagan Dhagtuur
Guddoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiraxmaan Cali Diiriye (Isxal) ayaa Maalmahaan ku howllan sidii loo damin lahaa xiisadda colaadeed ee ka soo cusboonatay aagga deegaannada...
Madaxweyne Laftagareen oo Kulan la yeeshay guddoomiye Mursal
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guriga uu ka deganyahy magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada...
Wasaaradda Awqaafta XFS oo soo saartay warsaxaafadeed ka dhan ah kooxda Al-Shabaab
Warsaxaafadeedku waxa uu u qornaa sidaan:- ...
Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Shaqada XFS oo lagu soo dhoweeyay Baydhabo
Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabduwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa lagu soo dhoweeyay Magaalada Baydhabo oo...










