Ciidmada xoogga dalka oo la wareegay degaanno hoostaga Garbahaarey
Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan Guutada 10-aad qeybta 43-aad ee Gobalka Gedo ka howlgala ayaa la wareegay degaanka Tuulo Barwaaqo oo ka mid ah...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka JFS oo khudbad ka jeediyay shirka Qaramada midoobay ee looga...
Wasaaradda Qorsheynta Qaranka JFS oo khudbad ka jeediyay shirka Qaramada midoobay ee looga hadlayo Isbeddelka Cimilada (COP26 )
“Waxaa si buuxda nooga go’an meel marinta...
Ra’iisul wasaaraha Kuwayt oo iscasilaadda xukuumadda u gudbiyay amiirka dalkaas
Ra’iisul wasaaraha dalka Kuwayt Shiikh Sabaax Khaalid Al-xamad ayaa iscasilaadda xukumadiisa u gudbiyay maanta amiirka dalkaas Shiikh Nawaaf Al-xamad Al-jaabir.
Lama sheegin sababta dhabta ah...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM ee arrimaha Afrika
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM ee arrimaha Afrika Mss. Martha Ama Akyaa...
Guddiga Xallinta khilaafaadka Doorashooyinka Oo Warqoraal ah soo saareen.
Guddiga Xallinta khilaafaadka Doorashooyinka ayaa shaaciyay In Hanaanka loo maamuley Doorashada Kursi Lanbar HOP#239 uu yahay mid sax ah oo waafaqsan Habraacii loo dajiyay...
Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawacyo oo ka dhacay gobolka Bari
Shil gaari oo sababay dhimashada seddex ruux iyo dhaawacyo dhowr ah ayaa ka dhacay inta u dhaxeyso deegaanada Dalwayn iyi Juriile oo ka tirsan...
Taliyaha Guutada 10-Aad oo kulan la qaatay Sarakiisha Ururka 27Aad ee Ku Sugan Xerada...
Abaanduulaha Guutada 10-Aad Qeybta 43Aad ee ciidamada xoogga dalka G.dhexe Cismaan Sheikh Cabdi Qorax oo Ku sugan Magalada Baladxaawo Ee Gobolka Gedo Ayaa Kulan...
Madaxweynaha Puntland oo is-bedel ku sameeyey qaar ka mid ah hoggaanka ciidamada maamulka
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray wareegtooyin uu ku bedelay qaar ka mid hoggaanka ciidamada maamulkaas, waxaana dikreetooyinkaan lagu xusay...
Kulan looga hadlay doorka haweenka ee waxbarashada oo Muqdisho lagu qabtay
Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta Sare ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Caabi Xasan ayaa ka qeyb galay kulan looga doodayay ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Q.M u qaabilsan Arrimaha...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay Muqdisho Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey...









