Wararka Gudaha

Hanti dhowraha Guud ee Qaranka oo shir muhiim ah uga qeyb galay Qaahira

0
Hanti dhowraha Guud ee JFS, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qaybgalay “Madasha 3aad ee Horumarinta Daahfurnaanta iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa Dowladaha Carabta”, kaas oo...

Muxuu Wasiirka Isgaarsiinta XFS Kala hadlay Madaxda Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka?

0
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda XFS Mudane Maxamed Aadan Macallin ayaa maanta kulan la yeeshay madaxda sare ee shirkadaha isgaarsiinta dalka, kaas oo diiradda...

Wasaaradda Warfaafinta oo dowladda Turkiga Ka guddoontay Qalab warbaahin oo Casri ah

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa qalab casri ah oo Warbaahineed ka guddoomay Danjiraha Jamhuuriyadda Turkiga...

Guddiga Doorashooyinka oo degmada Cadale ka bilaabay ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaash

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta degmada Cadale ee Gobolka Shabeellada Dhexe ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Masuuliyiinta Guddiga Madaxa...

32-kamid ah suxufiyiinta ka howlgala warbaahinta oo tababar loo furay

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ku simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, ahna Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Cabdinaasir Xuseen Xasan, ayaa tababar ku saabsan ka hortaga...

Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay Xildhibaanno ka tirsan Labada Gole ee BFS

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xalay kulan casho sharaf ah ku maamuusay xildhibaanno ka tirsan...

Wasiir Jaamac oo kulamo wadatashi ah ka wada degmada Waajid

0
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulamo wadatashi iyo wacyigelin ah ka bilaabay Degmada Waajid ee Gobolka...

Danjire Ilyaas Cali Xasan oo la kulmay Guddoomiyaha gobolka Haut Katanga

0
Danjiraha Dowladda Soomaaliya u qaabilsan dalalka Tanzania iyo DRC Congo Mudane Ilyaas Cali Xasan ayaa kulan laqaatey Guddoomiyaha gobolka Haut Katanga ee dalka DRC...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY HAY’ADDA SOCDAALKA IYO JINSIYADAHA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xarunta dhexe ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, si uu ugu kuur galo howlaha...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY HAY’ADDA SOCDAALKA IYO JINSIYADAHA

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xarunta dhexe ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, si uu ugu kuur...