Mudane Jamaal Xassan Ismaaciil oo loo dhaariyey Xilka Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha...
Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Baarlamanka 10-aad Ayaa Maanta Kulan Isugu Yimaadeen Xarunta Guddonka Iyo Guddiyada Villa Hargeysa Lagu Dhaariyey Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Xanaanada...
Madaxweyne Farmaajo oo Dalka dib ugu soo laabtay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallim, ayaa dalka dib ugu soo...
Wasiirad Fowsiya Abiikar oo kormeertay xarumaha caafimaadka ee Kismaayo
Kismaayo-(SONNA)-Wasiirka Caafimaadka XFS Drs. Fawziya Abikar Nur oo ay wehliyaan Wasiirrada Caafimaadka ee Dowlad Gobaleedyada dalka ayaa maanta booqday Machadka Tababarada Umulisooyinka ee Magaalada...
Wasiirka Caafimaadka oo kormeertay xarumaha caafimaadka ee Kismaayo
Wasiirka Caafimaadka XFS Drs. Fowziya Abiikar Nuur oo ay wehliyaan Wasiirrada Caafimaadka ee Dowlad Gobaleedyada dalka ayaa maanta booqday Machadka Tababarada Umulisooyinka ee Magaalada...
NISA ayaa caawa hawlgal Qorshaysan ka fulisay Caasimada Muqdisho.
NISA ayaa caawa hawlgal Qorshaysan ka fulisay Caasimada Muqdisho.
“Howlgal gaar ah ayaa caawa lagu beegsaday 15 sargaal oo Argagixisada Maafiyada ah ee Alshabaab u...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo kormeeray xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Kenya
Nairobi- Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) oo safar shaqo ku joogay magaalada Neyroobi ayaa kormeer ku...
Wasiirka wasaaradda Haweenka ee XFS oo Muqdisho ka daah furtay shir wadatashi ah oo...
Wasiirka Wasaaradda haweenka iyo Xaquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Federaalka Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta Muqdisho ka daahfurtay shir wadatashi ah oo ku saabsan...
Shaqaalaha Madaxtooyada Qaranka oo maanta olole is-xilqaan ah Ka Fuliyey guriga hooyooyinka ee Maama...
Shaqaalaha Madaxtooyada Qaranka ayaa maanta ka qeyb qaatay wareegga 19-aad ee Barnaamijka Is-xilqaan, kaddib markii uu hakiyey cudurka Karoonahu howlihii dib u dhiska ahaa...
Wasiirka Wasaaradda shaqadda iyo arimaha bulshada ee XFS oo maanta daah furay Xarunta...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray xaruntii u horreysay...
Ciidanka xoogga oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay kaabayaan Millitariga AMISOM ayaa howlgallo lagu baacsanayo haraadiga Al-Shabaab ka fuliyay degaanno hoos taga Magaalada Baladweyne ee Caasimadda...









