Safaaradda Soomaaliya ee Masar oo kaalmo siiyay qoysas danyar ah
Qoysaska ka faa’ideystay deeqdaan ayaa sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin caawimaadda uu Safiirka soo gaarsiiyay ee loo sameeyay, iyagoo u mahadceliyay Danjire Ilyaas Sheekh...
Guddiga FEIT oo shahaadada guddoonsiiyay ilaa iyo afar mudane
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer Federaal ayaa shaaca ka qaaday in Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay maanta qaateen ilaa iyo afar mudane,...
Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray degmadda Ceelwaaq
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta gaaray gobolka Gedo, gaar ahaan degmada Ceelwaaq, halkaas oo ay ka socoto doorashada...
Boqorka Netherland oo warqadihii aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya
Boqorka waddanka Netherland William Alexander ayaa qasrigiisa Magaalada The Heeg ku qaabilay Danjire Yoonis Yaasiin Xaashi oo loo magacaabay Midowga Yurub & waddamada la...
Madaxweynihii hore ee Kenya oo geeriyooday
Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn
Madaxweynihii hore ee dalka Kenya Emilio Mwai Kibaki ayaa maanta ku geeriyooday dalkaasi,isagoo gaaray da’da 90-ka,sida uu xaqiijiyay madaxweyne Uhuru Kenyatta.
Mwai Kibaki ayaa ahaa...
Tartanka Doorashada xildhibaanada oo ka socda Ceel-waaq
Wararka ka imaanaya degmada Ceel-waaq ayaa sheegay in ay socdaan tartanka doorashada ee xildhibaanada ka mid noqonaya golaha Baarlamaanka Soomaaliya.
Tartankaan oo weli ka socda...
Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo gaaray Ceel-waaq
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa maanta gaaray magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
Wafdiga oo si diiran loogu soo...
Barakacayaal ku sugan Xudur oo helay deeq raashin ah
Boqol qoys oo ka mid ah dadka barakacayaasha ah ee ku sugan magaalada xuddur ayaa helay deeq raashin ah oo ay soo uruuriyeen siyaasiyiin...
Senator Dubbe oo shaaciyay in uu u taagan yahay xilka guddoomiyaha Aqalka Sare
Senator Cisman Abokar Dubbe,ahma wasiirka warfaafinta XFS ayaa shaaciyay in uu u tartamayo xilka guddoomiyaha golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Senatorka oo wareysi gaar...
Puntlad oo sheegtay in ay guddi u saareyso shaqaaqo ka dhacday Gaalkacyo
Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in la magacaabayo guddi u howlgala barista cid...










