Duqa Muqdisho oo daah-furay shir lagu soo bandhigayo waxqabadka waaxda agaasinka Caafimaadka
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta daahfuray Shir balaaran oo ay kasoo qeyb galeen hey’adaha...
Puntland oo ka qeyb galeysa shirka Golaha Wadatashiga Qaran
Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin ka qayb galka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu hoggaamiyo Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
Sidoo...
Guddoomiyaha guddiga doorashada Jubbaland oo la kulmay saraakiil loo xil saaray sugida amniga doorashada
Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubaland SEIT Dr. Siyaad Maxamed Mursal ayaa xarunta guddiga doorashooyinka ku qaabilay saraakiil uu hoggaaminayey Taliyaha...
Guddiga doorashada Jubbaland oo ku wargeliyay musharaxiinta kuraasta 6-da ah in ay isdiiwaan-geliyaan
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa ku wargaliyay musharaxiinta kuraasta 6-da ah ee la shaaciyey 23-December-2021 in ay isa soo...
Maamulka Koonfur Galbeed oo kordhinaya aqoonta iyo tayada macalimiinta
Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ka daah-furtay tababarka macalimiinta oo ay ka qeyb galeen wasiir ku-xigeenka...
XFS oo digniin adag u dirtay dadka been ‘abuurka ka faafinaya’ RW Rooble
Wasiir Al-Cadaala ayaa sheegay in dadka isku howlaya inay magac-dilaan Ra’iisul Wasaaraha ay caqabad u raadinayaan howsha socota ee doorashada oo danahooda gaarka ah...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO DALLACSIIYEY SARAAKIIL KA TIRSAN CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay Munaasabadda Xuska Sannad Guurada 78-aad ee Aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, dhiirigelinaya na...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYB GALAY MUNAASABADDA XUSKA SANNAD GUURADA 78-AAD EE AAS-AASKA CIIDANKA...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda Xuska Sannad Guurada 78-Aad ee Aas-Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ubax...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay xubno ka tirsan midowga Musharaxiinta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulan la yeeshay xubno matalaya Midowga Musharraxiinta oo ay ka wada hadleen dardargelinta iyo...
Dibad baxyo ka socdo Suudaan iyo Isgaarsiinta oo xayiran
Ka hor inta aysan bilaaban banaanbaxyo ay ku dhawaaqeen Kooxaha isbadal doonka oo lagu diidan yahay heshiiskii siyaasadeed ee dhawaan ay wada saxiixdeen Ra’iisul...










