Wararka Gudaha

Madaxweyne Lafta Gareen oo ka qeyb gelaya shirka golaha wadatashiga qaranka

0
Afhayeenka XFS Maxamed Ibraahim Macalimuu oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa sheegay in shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa sheegay in maalmaha soo socda...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka tacsiyadeeyey geerida guddoomiye ku-xiggeenkii Gobolka Sh/Dhexe

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Guddoomiye ku xigeenkii Maamulka iyo Mashaariicda Gobolka...

Xiriirka kubadda cagta Galmudug oo lagu wareejiyey Qalab Sports

0
Qalabkaan Sport’s ayaa loogu talagalay degmooyinka Galmudug waxaana guddoomay Guddoomiyaha xiriirka kubada cagta Galmudug Xasan Axmed Shire, waxaana munaasabada goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha degmada...

Maamulka degmada X/Weyne oo dhalinyarada uga digay qatarta maan-dooriyaha

0
Waxaa maanta degmada Xamarweyne lagu qabtay barnaamij dhalinyarada looga wacyi-galinayay halista uu leeyahay isticmaalka maan-dooriyaha. Kulanka waxaa ka soo qeyb-galay maamulka degmada Xamar-weyne, xubno ka...

Madaxa Bangiga Dhexe oo ka warbixiyay hannaanka lacag bixinta mideysan ee bangiyada dalka

0
Guddoomiyaha Bangiga Dhexe C/raxmaan Maxaed C/laahi oo manta ka qeybgalay barnaamijka kulanka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay hannaanka lacag bixinta mideysan ee...

Dhaqaatiirka Xuddur oo la tacaalaya daaweynta cudurka Jadeecada oo laga helay 10 caruur ah

0
Wararka ka imaanaya magaalada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegay in 10 caruur ah oo uu soo ritay cudurka Jaceecada lagu daaweynayo cisbitaalka magaadaasi. Madaxa...

Korneyl Abshir “Ku dhawaad 20 ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ayaan ku dilnay weerarkii Balcad”

0
Taliyaha Guutada Sedexaad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Korneyl Abshir Maxamuud Shataqay oo waraysi siiyey Warbaahinta Qaranka ayaa u sheegay in dagaal ka dhacay...

Maamulka Gobolka Banaadir oo ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2022

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga doodayay Ansixinta Miisaaniyadda maamulka gobolka...

Madaxweynaha Jubaland oo lagu soo dhaweeyey Muqdisho

0
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubaland Mudane Axmed Islaam Axmed Modoobe ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka, Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay...

Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray Muqdisho

0
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta lagu soo dhoweeyay Muqdisho. Madaxweynaha Puntland ayaa ka qeybgalaya Shirka Wadatashiga...