Wararka Gudaha

Heya’adda socdaalka dalka Sweden oo sheegtay 27,340 qof oo u dhashay dalka Suuriya la...

0
Warbixin ay bixisay Heya’adda socdaalka dalka Sweden ayaa lagu sheegay in sanadkii 2021 dhalashada dalka Sweden  la siiyey 27,340 qof oo u dhashay Suuriya. Sida...

Ciidamada ammaanka oo fashiliyey gaari lagu soo raray waxyaabaha qarxa

0
Hal qof ayaa ku geeriyooday labo kalana waa ay ku dhaawacmeen Qarax gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Gaariga qarxay oo ahaa kuwa raaxada oo...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Muqdisho soo gaaray

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweyne Lafta Gareen ayaa ka qeyb...

Radio Muqdisho oo baahinaya Barnaamijyo ku baxaya luqadda Talyaaniga.

0
Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Soomaaliya Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa maanta oo sabti ah daah-furay Barnaamij ku baxaya Luqadda Talyaaniga oo laga sii deyn...

Dad ku geeriyooday Qarax ka dhacay Belgium.

0
Inta la shaaciyay Saddex qof ayaa ku dhintay Qarax  xooggan oo ka dhacay xalay magaalada Turn Haut ee waqooyiga dalka Belgium. Duqa magaalada Turn Haut,...

Booliska Malta oo baaraya geerida muwaaddin Soomaali ah.

0
Booliska Malta ayaa sheegay in baaritaan ku hayaan shan qof oo lala xiriirinayo shil ka dhacay warshad ku taallo magaalada Marsa  ee Malta, halkaas...

Waxqabadkii madaxwayne farmaajo.

0
Waxqabadkii madaxwayne farmaajo.                                           ...

Dad ku dhintay isbuurasho ka dhacday Hindiya.

0
Ugu yaraan 12-qof ayaa ku dhimatay 13-kalana waa ay ku dhaawacmeen isbuurasho ka dhacday goob lagu cibaadeysto oo ku taal Kashmir qeybta ay maamusho...

Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ruushka oo ka wadahadlay Xiisadda Ukraine

0
Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ruushka ayaa khadka isgaarsiinta ee taleefanka ku yeeshay wadahadal socday qadar saacad ah,kaas oo looga hadlay xiisadda ka taagan dalka Ukraine...

Guddiga hirgelinta doorashada Koofur Galbeed oo Shaaciyay doorashada 11-Kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka

0
Guddiga Maamulka doorashada heer dowlad goboleed ee Koonfur Galbeed (SEIT) ayaa shaaciyey 11 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka, kuwaas oo dhawaan...