Ra’iisul Wasaare Rooble oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Barakeysan ee Ramadaan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan iyo dhamaan Ummadda Muslimka ah ugu hambalyeeyay dhalashada bisha...
Madaxwaynaha JFS oo Hambalyo udiray shacabka Munaasibadda bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed,
Munaasibadda bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa dadkeenna Soomaaliyeed iyo dhammaan muslimiinta adduunka oo idil.
Bilashada bishan barakeysan ee Ramadaan...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in beri ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan
Wasiiru dowlaha wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Macalin Yaxye ayaa ku dhawaaqay in maalinta beri ah ay tahay maalinta...
Dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka oo soo dhaweeyey go’aan golaha shacabka uu maanta...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen...
Soomaaliya iyo Cumaan oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal
Muscat- Wasiirka wasaarada arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo uu wehliyo wasiiru dowlaha madaxtooyada Soomaaliya Xasan...
Taliyaha booliska Soomaaliya oo la kulmay taliyaha cusub qeybta guud ee booliska Gobolka Banaadir
Taliyaha Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa kulan looga hadlayay adkeynta amniga la qaatay taliyaha cusub ee qeybta guud booliska gobolka...
Golaha Shacabka oo meel mariyay sharci gaar ah oo ku saabsan jiheynta doorashooyinka dalka
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xaruntooda Muqdisho kaga dooday sharciga doorashooyinka, waxaana ay soo saareen sharci gaar ah...
Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyey Qaraarka Golaha shacabka ee awoodda dib loogu celinayo shacabka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga Gaarka ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay ka soo saareen...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo kormeeray fariisimo ciidan oo ku yaal Awdheegle
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa booqday Degmada Awdheegle ee Shabeelaha Hoose halkaas oo halkaas...
Wasaaradda Gargaarka XFS oo guddoontay qalab Caafimaad
Wasaaradda Gargaarka iyo Kahortagga Musiibooyinka XFS ayaa maanta Guddoontay agabka loga Kahortagayo Covid19 oo ay ku deeqday Dowladda Jibuuti. Munaasabadda Wareejinta Agabkan ayaa waxaa...