Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta oo shir guddoomiyay heshiiskii wareejinta FSNAU/SWALIM
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgahiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Asad Yusuf ayaa manta gudoomiyay shir ku saabsanaa heshiiskii wareejinta FSNAU/SWALIM...
Guddiga doorashooyinka heer federaal oo doortay Guddoon cusub
Guddiga doorashooyinka heer Federaal ee SEIT ayaa maanta Muqdisho ku doortay Guddoomiyaha Guddiga.
Muuse Geelle Yuusuf ayaa noqday guddoomiyaha guddiga kedib markii uu ka guuleystay...
Jaamacadda Ummadda oo 30-sannadood kadib markuu ugu horeeysay ay ka baxeeyn saxafiyiin
30-sanadood kadib dufcadii ugu horeysay – arday baratay cilmiga saxaafadda ayaa maanta ka qalin-jebisay Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed.
Waa ku dhawaad 45 arday oo dhammaystay heerka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhiggiisa dalka Venezuela oo ka wada hadlay iskaashiga Labada...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa Arrimaha Dibadda ee Dalka Venezuela...
Guddiga Doorashooyinka Heer Federal oo doortay gudoomiye.
Muuse Geelle Yuusuf ayaa ku guuleystay Xilka Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federal oo helay 14 cod halka Cabdiraxiin Cabdicasiis Aadan uu helay 11 cod...
Iiraan iyo Shiinaha oo bilaabay hirgelinta heshiis muhiim
Wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan, Hossein Amir-Abdollahian, ayaa sheegay in heshiis istiraatijiyadeed oo socon doona 25 sano ah oo ay Shiinaha la saxiixdeen bishii...
Guddiga doorashooyinka heer Federaal oo maanta dooranayo guddoomiyaha guddiga.
Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa maanta lagu wadaa in ay magaalada Muqdisho ku doortaan guddoon cusub ka dib markii dhawaan ay xilka ka qaadeen...
Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Gobolka Sh/Dhexe
Ciidanka guutada 3-aad qeybta 27-aad ee xoogga dalka ayaa howlgallo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab waxay ka fuliyeen inta u dhaxeysa magaalooyinka Jowhar iyo...
Ciidamada xoogga dalka oo burburiyay fariisimo argagixisada ay ku lahaayeen gobolka Sh/Hoose
Ururka 84-aad guutada 14-oktoobar ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa sacadihii la soo dhaafay halkaa ka sameeyay...
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka hir-shabeele oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dowlada Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Mehmet Yılmaz.
Madaxweynaha iyo Safiirka...










