Wararka Gudaha

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS iyo dhiggiisa dalka Gabon oo ka wada hadlay xiriirka labada...

0
January 21, 2022 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Jimce ah khadka talefoonka wada hadal...

DAAWO-HAMBALYADA AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADDA WARFAAFINTA DHAQANKA IYO DALXIISKA XFS

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa Suxufiyiinta Soomaaliyeed iyo Waaxda Qoraalka iyo Wargeysyada ugu Hambalyeeyay Xuska Munaasabadda 49-Guurada maalintii la aasaasay...

Soomaaliya iyo IMF oo ka hadlay Arrimo la xiriiray deyn cafinta dalka

0
Wasiirka maaliyadda xukumadda fedederaalka Soomaaliya Dr.C/raxmaan Ducaale Beyle iyo saraakiisha hay’adda Lacagta aduunka ee IMF,ayaa ka hadlay shirk u saabsanaa dib u habyenta maaliyadda...

Madaxda Warfaafinta XFS oo diray hambalyo ku aadan Xuska 21-ka Janaayo

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta C/laahi Xayir Ducaale ayaa manta dhambaal hambalyo ah oo ku aadan xuska sanadguurada 49-aad ee ka soo wareegatay aasaaska...

Hambalyo Maalinta Warfaafinta Soomaaliya (21 Jannaayo1973)

0
Agaasimaha Waaxda Qoraalka iyo Wargeysyada Dalka Soomaaliya Saalax Shire Aadan ayaa Hambalyo ku aaddan Xuska Munaasabadda 21ka Jannaayo 1973, Sannad-guuradii 49-aad ee Maalinta Saxaafadda...

WARGEYSKA DALKA WAA U ADEEGAHA BULSHADA SOOMAALIYEED!!!.

0
Wargeyska Dalka oo ka mid ah hay’adaha Warbaahineed ee Dalka islamarkaana hoostagta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, waxaa uu soo maray maraaxil kala-geddisan...

KAALINTA WARBAAHINTA KU LEEDAHAY HORUMARINTA BULSHADA

0
Kaalinta Warbaahinta ku leedahay horumarinta bulshada waa mid aad u ballaaran, Warbaahinta ayaa kaalin aasaasi ah ku leh nolosha qofka iyo bulshada, waxayna ka...

HAMBALYADA AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADDA WARFAAFINTA DHAQANKA IYO DALXIISKA XFS

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa Suxufiyiinta  Soomaaliyeed iyo Waaxda Qoraalka iyo Wargeysyada ugu Hambalyeeyay Xuska Munaasabadda 49-Guurada maalintii la aasaasay...

SAXAAFADDU WAA QUWADDA AFARAAD EE AAN LA DHAYLSAN KARIN

0
Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska waa Wasaaradda keliya ee utaagan horumarinta Saxaafadda iyo Suxufiga Soomaaliyeed, waana soo saareyaasha Suxufi u qalma Saxaafadda laguna kalsoonaan...

HAMBALYO MUNAASABADDA 49-GUURADA SAXAAFADDA DALKA SOOMAALIYA

0
Sida aan ka warqabno Wargeyska ayaa soo maray marxalado kala duwan ugu yaraan saddax marxalad xilligii gumeysiga oo dalka uu ka soo bixi jiray...