Wararka Gudaha

Jadwalka doorashada Shan kamid ah Golaha Shacabka oo la shaaciyay

0
Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanadda Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 5 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka BFS ee hoos...

Wasiirka Qorsheynta oo la kulmay Agaasimaha Guddiga ee ka Teegarida Soomaliya dhanka Amniga

0
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Asad Yusuf Qanyare,...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay dhigiisa dalka Gaana

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed barbar socda Shir-madaxeedka 35-aad ee Midowga Afrika, la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Gaana Mudane Nana...

Kumaandooska Danab oo hawlgalo qorsheysan ka fuliyay deegaano hoostaga Jubada hoose

0
Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab XDS ayaa Hawlgal Qorsheysan Waxa ay Ka fuliyeen Deegaanada kala ah Sanguuni, Muse Xaajji, Arraare, iyo Koban...

Ra’iisal wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda UK

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Dowladda UK u qaabilsan ka horgagga macluusha...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray magaalada Baladweyne

0
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baladweyen ee Xarunta Gobalka Hiraan, halkaas oo si weyn loogu soo...

Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyay fadhiga golaha nabadda iyo ammaanka ee shir madaxeedka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya Meertada 35-aad ee Shir-madexeedka Midowga Afrika ayaa khudbad ka jeediyey fadhi uu...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Abiy Ahmed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed ka tirsan Shir Madaxeedka 35-aad ee Midowga Afrika la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhiggiisa dalka Rwanda oo kala saxiixday Heshiis Is-afgarad ah

0
ADIS ABABA)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa sabtidii maanta dhiggiisa dalka Rwanda Mudane Vincent Biruta, la saxiixday...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb galay Meertada 35-aad ee Shir Madexeedka Midowga...

0
ADIS ABABA)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay Meertada 35-aad ee Shir Madexeedka Midowga Afrika oo maanta ka...