Dowladda Imaaraadka oo gargaar soo gaarsiisay Soomaaliya
Shixnaddii labaad ee raashin gargaar ah ayay maanta dowladda Imaaraadku soo gaarsiisay Soomaaliya taas oo loogu tala galay dadka abaaruhu saameeyeen.
Wasiirka gargaarka XFS Khadiijo...
Wasiirka haweenka oo tababar ku saabsan Haweenka iyo nabadda ka furtay Muqdisho-
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS xildhibaan, Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta u furtay tababar agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha haweenka dowladaha xubnaha...
Wasaaradda waxbarashada oo tababar u furtay qaar ka mid ah howlwadeennadeeda
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta tababar uga furtay magaalada Muqdisho hawlwadeenno loo qorsheeyay in ay ka qeyb-qaataan...
Macalimiinta iyo Ardayda Jaamacadda umadda ee kuliyadda qanuunka oo Kulan casho sharafeed ah qabsaday
Munaasabad casho Sharafeed ah oo ay u sameeyeen ardeyda kuliyada Qaanuunka ee dufcada B6 Maamulka iyo macalimiinta Jaamacada Ummadda Soomaaliyeed ayaa si qurux badan...
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay wafdi ka socday Hay’adda Socdaalka Aduunka ee IOM
Kismaayo- Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayey Agaasimaha Bariga iyo Geeska Afrika ee...
Doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu qabtay Jowhar
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee hirshabeelle ayaa Maanta waxaa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ku qabteen doorashada laba kamid ah...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiyay shir looga hadlayay amniga Magaalada Beledweyne
Madaxweynaha Dowlad Gobeedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga oo maanta ka dhacay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Shirka...
Xubno katirsan Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo u ambabaxay degmada Baraawe
Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada dadban Mudane Maxamed Ibrahim Barre ayaa saakay safar shaqo u aaday magaalada Baraawe ee Dowlad...
Doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo ka dhaceysa jowahar
Jowhar:- Magaalada jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle waxa maanta lagu wadaa in lagu qabato doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka BJFS
Xubanha ku tartamay labada...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dhalinyarada faray ka qeyb qaadashada la dagaalanka Maandooriyaha
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay doorka ay dhallinyarada...










