Wararka Gudaha

Tirada kuraasta xildhibaanada maanta la dooran doono

0
Doorashada shan kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka kana soo jeeda gobolada waqooyi ee dalka ayaa maanta ka dhacaysa hoolka Dugsiga tababarka ciidanka booliiska...

Wasiirka caafimaadka oo xarigga ka jartay qeyb cusub oo lagu kordhiyay Isbitaalka Martiini

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Drs; Fawziya Abiikar Nuur ayaa  xarigga ka jartay qeyb cusub oo loo dhisay Hooyadda iyo  dhallaanka Isbitaalka guud ee Martiini...

Wasiirka caddaaladda oo sheegay inay isku xiran yihiin amniga iyo caddaaladda

0
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka JFS mudane Xasan Xuseen Xaaji oo ka hadlay kulan lagu soo xirayay shir socday muddo labo toddobaad oo...

Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM oo bayaan wada jir ah soo saaray

0
Bayaan ay si wada jir ah usoo saareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ayaa lagu qeexay Geeddi socodka howlaha kala guurka ee hawlgalka Amisom...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo balan qaaday in gargaar la gaarsiin doono degmooyinka ay abaarahu ka...

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne ku Xigeenka Maamulkaas Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta kulan la qaatay Maamulka Gobolka...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Safiirka Dowladda Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Bin Muxamed Saalix...

Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay degaanno ka tirsan degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka...

0
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyedd ee ku sugan degmada Garbahareeya ayaa howllgallo qorsheysan oo ka dhan ah Maleeshiyada Al-Shabaab waxaa ay ka sameeyeen degaanno hoostaga...

Shir sannadeedka Xeer ilaaliyaasha Soomaaliyeed ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho,

0
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed, Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud, wasiirka Cadaaladda XFS Xasan Xuseen Xaaji, Taliyaha...

Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabanayo Baraawe

0
Baraawe- Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta lagu wadaa in degmada Baraawe oo ah degaan doorashada labaad ee Koonfur...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay wefdi ka socday hey’adda Socdaalka ee Qaramada Midoobay

0
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo ay weheliso agaasimaha waaxda Kormeerka iyo Qiimeynta ee...