Ciidamo ka tirsan Kumaandooska Gor Gor oo tababar loogu soo xiray dalka Turkiga
Ururka 7-aad Kumaandooska Xoogga Dalka ee Gor-gor ayaa tababar loogu soo xiray Dugsiga Isparta ee Dalka Turkiga, halkaas oo in muddo ah tababar noocyo...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Qado sharaf mahad celin ah u sameeyey Madaxda dowlad goboleedyada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qado sharaf mahadcelin ah u sameeyay Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ka dib...
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawacyo oo ka dhacay Beydhabo
Wrarka ka imaanaya Magaalada Beydhabo ayaa sheegaya in qarax sababay dhimasho iyo dhawac uu goor dhaw ka dhacey suuqa qaadka lagu iibiyo ee bartamaha...
Mareykanka iyo IGAD oo soo dhaweeyay guusha uu ku dhamaaday shirkii Madaxda Soomaaliya
Mareykanka ayaa soo dhaweyay heshiiskii 27-kii May ee u dhaxeeyay madaxda qaranka iyo kuwa Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya, madaxweynaha iyadoo lagu saleynayo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay wafdi uu hoggaaminaayay Wasiirka Iskaashiga ee dalka Sweden
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi uu hoggaaminaayay...
Xuddur: xaflad loo sameeyay ardeyda u fariisaneysa imtixaanka dugsiyada sare
Xuddur- Agaasimaha Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Bobolka Bakool Cumar Cabdulaahi Maxamuud Atuu ,maamulayaasha dugsuyada iyo kan Degmada Xudur ayaa ka qeybgalay kullan...
Qaramada M. oo soo dhaweysay heshiiska ay gaareen hoggaamiyaasha Soomaalida
Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweysay go’aanka ay gaareen madaxda Soomaalida ee ku saabsan in labo bilood gudahood lagu qabto doorashada madaxtinimo iyo tan baarlamaanka,...
Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad oo maanta la soo gabo gabeeyay
Waxaa Maanta si habsami leh loo soo gaba gaboobeeyay Imtixaanka Fasalka 8-aad oo afratii maalin ee la soo dhaafay ka socday 72 xarumood oo...
Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo furay Mashruuc dib loogu howl galinaayo Isbitaalka...
Mashruucan oo soconaya muddo Sadax sano ah ayna wadajir usoo agaasimeen Wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo hey’adda Badbaada Carruurta, ayaa dib loogu howl galinayaa xarunta...
WAR-MURTIYEEDKA SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA EE ARRIMAHA DOORASHOOYINKA
Warmurtiyeedka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka Dalka
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warmurtiyeedka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee doorashooyinka, kaasi oo...