Shaqaalaha Dowladda Hoose ee Balanballe oo tababar loo furay
Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa tababar socon doona muddo 5 maalin ah uga furtay Degmada Balanballe shaqaalaha Dowladda Hoose...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo shir guddoominayay kulanka Golaha Wasiirada
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir guddoomiyey shirka Khamiislaha Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan looga...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo daahfuray shirka xiriirinta dedaallada dowladaha
Madaxwayne kuxigeenka Galmudug ahna kusimaha madaxwrynaha mudane Cali Daahir Ciid ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka daah furay shirka xiriirinta dedaalada dowladaha hoose ee dowlad Goboleedka...
Galmudug oo sheegtay inay waddo qorshe looga maarmayo isticmaalka Dhuxusha
Agaasinaha guud ee Wasaarada degaanka isbeddalka cimillada iyo horumarinta reer miyiga ee dowlad gobaleedka Galmudug, Xuseen Axmed Maxamuud ayaa sheegay in Wasaaraddiisu ay waddo...
Maxkamada Ciidamada qalabka sida oo xukun ku riday xubno ka tirsan Al-shabaab
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa xukun ku riday xubno ajaanib ah oo ka tirsan Kooxda Argagixisadda ee Al-shabaab, labada Argagixiye ayaa u kala dhashay...
Wasiir ganacsiga XFS oo kulan la qaatay Danjiraha Indonesia u jooga Soomaliya
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa kulan la qaatay Danjiraha cusub ee dawladda Indonesia ay u soo magacowday Soomaaliya...
RW Rooble iyo madaxda Dowlad Goboleedyada oo ka shiray doorashada dalka
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay Shir ay habka fogaan aragga caawa ku yeesheen madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo diiradda lagu...
Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobalka Banaadir oo Xarigga ka jaray Xarunta Maxkamadda Boondheere
Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobalka Banaadir Garyaqaan Maxamed Axmed Cismaan Baari, oo ay wehlinayaan Gudoomiyaha Maxkamadda Gobalka Banaadir Cabdi khadar Maxamed Xasan ayaa Xariga ka...
Wasiiradda Arrimaha dibadda Soomaaliya iyo Kuwait oo kawada hadlay xiriirka labada dal
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamaiga ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay dhiggiisa dalka Kuwait...
Taliska Booliska Gobalka Bari oo kulan ka yeeshay Amniga Magaalada Boosaaso
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa kulan looga hadlayay amniga la qaatay Taliyeyaaasha Saldhigyada iyo Gudoomiyaasha u xil saaran Amaanka...










