Wararka Gudaha

Yuusuf Xeyle Jimcaale oo ku soo baxat doorashada baarlamaanka ee Dhuusamareen

0
Xildhibaan Yuusuf Xeyle Jimcaale ayaa maanta ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#012 ee golaha shacabka BJFS ,kaas oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Dhuusamareeb.

Golaha Wadatashiga oo isku raacay in 15 Maarso la soo gabagabeeyo doorashada Golaha Shacabka

0
Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ee Soomaaliya ayaa yeeshay Kulam  fogaan arag ah oo looga hadlay qodobo dhowr ah oo khuseeya xaaladda dalka iyo arrimaha...

Saaraakiil ka tirsan ciidanka Danab oo qaatay tababar aqoon kororsi ah

0
Saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka tirsanciidamada kumaandooska Danab,ayaa loo soo gabagabeeyay tababar aqoon kororsi ah oo qeyb ka ahaa horumarinta xirfadaha ciidanka. Taliye ku-xiggeenka guutada...

Ra’iisul wasaare Rooble iyo Qaramada midoobay oo ka wada hadlay abaaraha

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay ku-xiigeenka wakiilka Xog-hayaha guud ee QM u qaabilsan arrimaha bani’aadminimada Adam Cabdulmowlaa...

WararkaGudaha Madaxweynaha Jubbaland oo Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiiradda maamulkaasi

0
Madaxweynaha Dowlad Gobaleeedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Ugu horreyn golaha ayaa...

Guddiga doorashooyinka oo shaaciyay liiska xubnaha soo xulaya murshaxiinta u tartamaya kuraasta Banaadiriga

0
Guddiga doorashooyinka Banaadiriga ayaa shaaciyay liiska xubnaha soo xulaya ergada dooraneysa xildhibaanada iyo jadwalkooda.

Heshiis is-af-garad ah oo dhex maray Dowladaha Soomaaliya Iyo Masar

0
Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo uu wehliyo Safiirka JFS u jooga Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda...

Guddiyada doorashooyinka SEIT ee Somaliland oo shahaadooyin guddoonsiiyay

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shahaadooyin guddoonsiiyay xubnaha guddiyada doorashooyinka SEIT Somaliland iyo kan heer Federaal ee FEIT, guddiga xallinta khilaafaadka...

Ra’iisul wasaare Rooble oo bogaadiyay guddigii loo xil-saaray doorashada kuraasta laba aqal ee Somaliland

0
Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa si weyn u bogaadiayay guddigii u xil-saarnaa doorashada xildhibaannada labada Aqal ee BFS ku matala Soomaaliland, ka...

Wasiirka Caafimaadka XFS iyo Guddomiyaha gobolka Banaadir oo kulan ay yeesheen kaga hadlay daadejinta...

0
Wasiirka wasaarada Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Fawsiyo Abiikar Nur oo ka jawaabeysa martiqaad rasmi ah oo ay ka heshay...