Qoysas ku sugan Gaalkacyo oo helay adeegyo la xiriira farsamada gacanta
Agaasimaha Waaxda arrimaha bulshada Maamulka Dowladda Hoose ee degmada Gaalkacyo Daahir Maxamuud Cilmi oo ay la socdeen xubno ka tirsan Hay’adda UN-OCHA ayaa agabka farsamada...
Saraakiil ka tirsan Kumaandooska Danab oo Tababar loo soo xiray
Taliye Ku-xiggeenka Guutada 16aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab XDS G/le Aadan Jeelle Cali ayaa maanta tababar usoo xiray xubno ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Danab,...
Madaxweynaha Jubbaland oo guddoomiyay Shirka golaha Wasiirada
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir Guddoomiyey kulanka golaha Wasiirada oo maanta lagaga hadlay qodobo kala duwan.
Madaxweynaha ayaa ugu horayn...
Duqa muqdisho oo sheegay inay ballaarinayaan adeegyada caafimaadka
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay waxqabadka sanad guurada...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Mudane Larry Andre oo ay ka wada hadleen...
Galmudug oo tababar ku saabsan xallinta khilaafaadka u furtay 60 dhallinyaro ah
Dhuusamareeb- Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug oo kaashanaysa Safaaradda dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa magaalada Dhuusamareeb tababar ugu furtay lixdan...
Doorashada kuraasta ugu dambaysa ee KG oo dhawaan lagu qabanayo Baydhabo
Baydhabo- Guddiga hirgelinta doorashada maamul goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ee SEIT ayaa shaaciyay kuraasta ugu danbeysa labada deegaan doorasho ee KGS.
TARABIYADDA CARUURTU WAA MID WAAJIB KU AH WAALIDKA DHALAY
Markii Ilaahey owlaad ku siiyo wiilal iyo gabdho waxay doonaan ha ahaadaane inta hore ee ee gogosha jiifaan ilaali nadaafadooda iyo dhibaatooyinka gaaraya inta...
WAA MAMNUUC IN LAGU XAD-GUDUBKA SHARAFTA DUMARKA IYO CARUURTA SOOMAALIYEED
WALLEE 888-OTO OTOOY WAA LAGU TABAY?
Waxaan gocanayaa welina aan tabayaa amnigii berisamaadka, sida gaadiidka iyo isgaarsiintu isugu xirneyd, sida jawaab deg deg ah looga...
KU DHAQO KU DHISO DHULKA HOOYO!!!
Ma ogtahay oo ma aaminsan tahay in Allaah Swt, qeyb kuu siiyay dhulka geeska afrika ku yaalla ee la yiraahdo Soomaaliya, haddii aad sidaas...










