Galmudug oo soo saartay jadwalka doorashada 3-da kursi ee u dambeysa
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyey liiska xubnaha guddiga ee soo xulaya ergada dooraneysa kuraasta kala ah:
HOP#018
HOP#021
HOP#020
3-daan kursi oo ah kuwii...
Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansaxiyay miisaaniyadda KMG ah ee April ilaa June
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Miisaaniyad KMG ah oo dhan $ 206,474,223,...
Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Anita Kiki Gbeho iyo Wafdi ay hoggaaminayso
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, Wafdi ay hoggaaminayso Ku-xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada...
Wasiirka Wasaaradda Gadiidka Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geeriddii Marxuun Xuseen Cali Cosoble
Wasiirka Wasaaradda Gadiidka oo ka tacsiyeeyey Geeriddii ku timid mid ka mid shaqaala hay’adda Duulista.
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane...
Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa oo dib loo doortay
Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa maanta ka bilaabatay doorashada Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka.
Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ku soo baxay...
Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa oo dib loo doortay
Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa maanta ka bilaabatay doorashada Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka.
Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ku soo baxay...
Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha XFS oo daah-furay aqoon iswaydaarsi ku saabsan dib-u-eegista...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshisiinta Xukuumadda Federaalka Mudane Saciid Cabdullaahi Calasow ayaa Maanta daahfuray aqoon iswaydaarsi ku saabsan...
Ruushka ayaa sheegay inuu burburiyey 3,593 goobood oo ka mid ah kaabayaasha militariga Ukraine
Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Ruushka Igor Konashenkov ayaa sheegay in ay burburiyeen tiro diyaarado Helicopter Mi-24 ah sidoo kale waxa ka mid ah diyaaradaha aan...
Goob u dhow qunsuliyadda Maraykanka ee Erbil oo gantaalo lagu weeraray
Goob u dhow xarunta qunsuliyadda maraykanka ee magaalada Erbil ayaa lagu weeraray tiro gantaalo ah subaxnimadii hore ee saaka ilaa iyo 12 gantaal oo...
Duqeyn lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad tirsan Al-Shabaab
Ciidanka Xoogga Dalka oo kaa shanaya Saaxiibadooda Caalamka ayaa ku guuleeystay inay duqeeyn dhinaca cirka ku burburiyaan Saldhigii nabadiidka Al-shabaab ay ku lahayeen Hareeri-gubadle...










