Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle oo qaabilay Ku xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada...
Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa qaabilay Ku xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya Marwo Anita Kiki...
Maxaa looga hadlayaa Shir Madaxeedka IGAD ee maanta ka furmaya Magaalada Nairobi ee Dalka...
Maanta oo talaado ah ayaa lagu wadaa in Magaalada Nairobi ee caasimada Wadanka Kenya uu ka furmo shirka meertada 39aad ee Shir Madaxeedka urur...
Madaxweynaha JFS mudane Xasan sheikh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Machadka SETA ee dalka...
Madaxweynaha JFS oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa khudbad ka jeediyey Machadka SETA ee dalka Turkiga,madaxweynaha ayaa khudbadiisa kaga hadlay doorka xiriirka...
Wasaaradda Arrimaha guddaha Galmudug oo tababar ku saabsan Maamulka iyo maareynta Xafiisyada dowlaha hoose...
Wasaaradda Arrimaha guddaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug ayaa tababar ku saabsan Maamulka iyo maareynta Xafiisyada dowlaha hoose uga furtay Magaalada Dhuusamareeb qaar...
Ciidanka NISA oo hawlgalo ka fuliyey Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir
Ciidanka Gaarka ah ee NISA ayaa howlgalo ka sameeyay degmooyinka Howlwadaag, Warta-nabadda, Yaaqshiid, Kaaraan iyo qaybo kale oo ka tirsan magaalada Muqdisho.
Howlgaladaan ayaa ka...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY JAALIYADDA, KORMEERAYNA SAFAARADDA SOOMAALIYEED EE DALKA TURKIGA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga, isaga...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqday Xarunta Safaaradda Soomaliya ee Ankara
Madaxwaynaha JFS Mudane Xassan Sheikh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo oo
Booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiye ayaa soo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Ankara.
Madaxwaynaha...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS iyo Wafti uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Sucuudi Carabiya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii dambe u amba baxay dalka...
Wasiirka Gaadiidka oo guddoomiyay Shir la xariira Amniga Garoonka Aden Cabdulle
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Md. Duran Axmed Faarax ayaa maanta shir Gudoomiyay Shir looga hadlayay Amniga Garoonka Caalamiga ah ee Aden...
Mas’uuliyiin ka socotay Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNODC oo booqasho ku yimid xafiiska Guddiga...
Mas'uuliyiin ka socotay Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNODC oo uu hogaaminayo Madaxa Xafiiska UNODC ee Soomaaliya, Mr. Reginald Pitts iyo Lataliyaha Gaarka ah ee...










