Wararka Gudaha

Ciidanka xoogga oo gacanta ku dhigay horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab

0
Dhagarqabe ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ayaa maanta lagu qabtay howlgallo qorsheysan oo ururka 84-aad, guutada 14-ka October ee ciidanka xoogga dalka ay ka fuliyeen...

Guddiyada doorashooyinka oo billaabay shahaado siinta murashixiinta guddoonka labada Aqal ee BFS

0
Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoonka Golaha Shacabka iyo ku xigeennadiisa ayaa manta shahaadada murashaxnimo guddoonsiiyay Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Xildhibaan Maxamed Cali Cumar (Caana...

Xaflad lagu soo bandhigay Buugga Mangalool ee uu qoray Wasiir Dubbe oo xalay lagu...

0
Waxaa xalay magaaladan Muqdisho lagu soo bandhigay Buugga Mangalool oo uu qoray Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dr; Cismaan Abubakar Dubbe. Munaasabadda oo ay ka...

Sheekh Aadan Madoobe oo noqday musharaxii ugu horreeyay ee qaata shahaadada musharaxnimada.

0
Sheekh Aadan Madoobe oo noqday musharaxii ugu horreeyay ee qaaata shahaadada musharaxnimada. Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ayaa maanta bilaabay diiwaangalinta musharixiinta u...

Guddiga doorashada guddoonka Aqalka sare oo maanta billaabaya diiwaangelinta musharaxiinta

0
Guddiga doorashada guddoonka golaha aqalka sare ayaa manta oo Talaada ah billaabaya diiwaangelinta musharaxiinta guddoonka golaha Aqalka sare. Qoraal kasoo baxay xalay guddiga ayaa lagu...

Guddiga doorashada guddoonka Aqalka sare oo maanta billaabaya diiwaangelinta musharaxiinta

0
Guddiga doorashada guddoonka golaha aqalka sare ayaa manta oo Talaada ah billaabaya diiwaangelinta musharaxiinta guddoonka golaha Aqalka sare. Qoraal kasoo baxay xalay guddiga ayaa lagu...

Madaxweyne Qoorqoor oo ka tacsiyeeyay geerida Abwaan Baddal Jaamac

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee kutimid Allaha u raxmadee, Abwaan Badal Jaamac Xersi (Laangare),...

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS oo ka qeyb galay Shirka Ururka Carabta ee...

0
Wafdi uu hogaaminayo Mudane Saciid Xuseen Ciid, Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS, ayaa ka qeyb galay Shir ay ku qabaneysay Ururka Carabta ee...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ooshir la qaatay Taliyaha Qaybta Koowaad ee Hawl-galka Midowga Afrika...

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ahna Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka, S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta shir la qaatay Taliyaha Qaybta Koowaad ee Hawl-galka...

Safiirka Soomaliya ee dalka Masar oo la kulmay dhigiisa dalka Burundi

0
Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay Safiirka dalka Burundi...