Wararka Gudaha

Ra’iisulwasaare Rooble oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Switzerland

0
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed Switzerland ayaa uga warramay xaaladda abaarta, doorashada iyo amniga dalka. Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble...

Guddida qaban qaabada Doorshada guddonka aqalka sare oo booqday goobta doorashadu ka dhacayso

0
Gudidda qaban qaabada Doorashada Guddoonka aqalka sare ayaa kormeer ku tegay Xarunta Teendhada Afisyoone oo beri 26-ka bishan ay ka dhacayso Doorashada Guddoonka aqalka...

Ciidanka xoogga Dalka oo Howlgallo ka sameeyay degaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan

0
Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Saacadihii la soo dhaafay Howlgalo qorsheysan ka fuliyay degaanno katirsan gobolka Hiiraan Ciidanka ururka Sadaxaad ee kumaandooska gor gor ee...

Ciidanka xoogga Dalka oo Howlgallo ka sameeyay degaanno katirsan Gobolka Hiiraan

0
Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Saacadihii la soo dhaafay Howlgalo qorsheysan ka fuliyay degaanno katirsan gobolka Hiiraan Ciidanka ururka Sadaxaad ee kumaandooska gor gor ee...

Ra’iisal wasaare Rooble oo shir looga hadlayo arrimaha abaaraha geeska Afrika uga qeyb galaya...

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar hal maalin qaadan doona ugu amba baxay Magaalada Geneva ee dalka Switzerland, halkaas...

UK oo qalab militari dheeraad ah u direyso Ukraine

0
Ra’iisal wasaaraha dalka UK, ayaa xaqiijiyay in dowladiisa ay qalab military oo dheereed ah u direyso Ukraine oo ay ka socdaan dagaal uu ku...

Ciidamo ka mid ah NISA oo fashiliyay qarax miino

0
Ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee ka howlgala Jubbaland ayaa xalay fashiliyay qarax miino ay argagixisada Al-Shabaab albaabka ugu dhajiyeen mas’uul ka tirsan...

Golaha shacabka oo maanta kulan ku yeelanaya Muqdisho

0
Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Agendaha kulanka ee maanta ayaa ah, hadal-jeedinta musharaxiinta...

Wasiirka Maaliyadda oo shir muhiim ah uga qeyb galay Mareykanka

0
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Washinton DC, kaga qeyb galay Shirka Iskaashiga waddamada Geeska Afrika. Shirkan ayaa diirada lagu...

Ra’iisul wasaare Rooble oo hambalyeey Gudiyadda Doorashooyinka iyo xubnaha Golaha shacabka ee lagu soo...

0
Ra’iisul waasaraha XFS oo goor dhowed soo saaray qoraal kooban ayaa hambalyo u diray Gudida hirgelinta doodashooyinka Heer fededaal iyo gudidda Doorashooyinka Jubaland oo...