Madaxweyne Farmaajo oo ugu hambalyeeyay Shacabka Soomaaliyeed Ciidul Fidriga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed Munaasabadda barakeysan...
Ra’iisul wasaaraha dalka oo la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Saree e BJFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu ku bogaadiyay dib...
Guddoomiyaha Aqalka Hoose oo la kulmay dhiggiisa Aqalka sare
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur(Madoobe) ayaa maanta hoygiisa ku soo dhoweeyey Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare mudane...
Wasaaradda Arimaha dibadda oo Warsaxaafadeed ka soo saartay Safiirkii hore ee Safaaradda Talyaaniga.
War saxaafadeed (faafin degdeg ah). Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay qoraal rasmi ah u dirtay Wasaaradda Arrimaha...
Madaxweyne Farmaajo oo Dhambaal Hambalyo ah u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed, waxaa uu dhambaal hambalyo ah u diray...
Xuska 1-da May ee maalinta Shaqaalaha Dunida
Madaxda iyo shucuuubta dalalka dunida ee ku bahoobay ama ku mideysan hey’adda Qaramada Midoobay ayaa maantta u dabbaaldegay munaasabadda 1-da May oo ku beegan xuska sanadguurada...
Ciidamada xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku bur buriyay fariisimo Al-Shabaab
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska xoogga dalka ee DANAB, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyay dhulka howdka...
Taliyaha Ciidanka Booliiska oo shir guddoomiyay kullan looga hadlayay adkeynta amniga dalka
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta Xarunta Akadeemiyada Ciidanka Booliska ee Janaraal Kaahiye, shir kula qaatay saraakhiisa sarsare ee...
Ruushka oo sheegay in Ciidamasiisa ay bar-tilmaameedsan doonaan Hubkasta oo gudaha Ukraine la geliyo
Xilli Dagaalka Ruushka uu ka wado Ukraine uu galay maalintii 66-aad, sidokalana ay socoto daadgureeynta Hubka Kiev kaga imaanayo xulufada reer galbeedka, ayuu wasiirka...
Guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka oo maanta xilka si rasmi ah ula wareegay
Guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka mudane Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay guddooomiyihii hore ee golaha shacabka...










