Wararka Gudaha

Madaxweynaha dowlad goboledka hirshabelle iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaaray magaalada Baladweyne

0
Wasiirka wasaaradda Dastuurka Dowlad goboleedka Galmudug Daa'uud Maxamed Maalin ayaa maanta Dhuusamareeb ka daah furay shirkan wada-tashiga ah oo ku saabsan dib u eegista...

Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga oo kulan muhiim ah ku yeeshay Villa Hargeysa

0
Guddiga arrimaha gudaha, amniga iyo maamulada gobolada ee golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa. Kulanka waxaa shir...

wasaaradda Dastuurka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta Dhuusamareeb ka daah furay shirkan wada-tashiga dasturka...

0
Wasiirka wasaaradda Dastuurka Dowlad goboleedka Galmudug Daa'uud Maxamed Maalin ayaa maanta Dhuusamareeb ka daah furay shirkan wada-tashiga ah oo ku saabsan dib u eegista...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DEGMADA MAXAAS EE GOBOLKA HIIRAAN

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada udub dhexaadka u ah...

Askar horay dilal u geystay oo lagu toogtay Kismaayo

0
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa saakay Kismaayo ku toogatay laba askari oo horay dilal uga gaystay magaalada Kismaayo. Ragga qisaasta lagu fuliyay saaka...

Ciidamada Booliska oo fashiliyay qarax lala damacsaa in lagu dhibaateeyo muwaadin Soomaaliyeed

0
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed qeybta gobolka Banaadir ayaa saakay fashiliyay Qarax lala damacsanaa in Lagu dhibaateeyo muwaadin Soomaaliyeed. Ciidanka booliiska ayaa sheegay in ay fashiliyeen qarax...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEER UGU AMBA-BAXAY FURIMAHA DAGAALKA KA DHANKA AH ARGAGIXISADA ALSHABAAB

0
Muqdisho, Nofeembar 19, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ugu amba-baxay qaar ka mid ah deegannada ay ka socdaan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEER UGU AMBA-BAXAY FURIMAHA DAGAALKA KA DHANKA AH ARGAGIXISADA AL-SHABAAB

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ugu amba-baxay qaar ka mid ah deegannada ay ka socdaan howlgallada ka dhanka ah...

Soomaaliya oo saxiixday baaqa caalamiga ah ee xakamaynta hubka qarxa in lagu isticmaalo goobaha...

0
Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa saxiixay baaqa caalamiga ah ee xakamaynta hubka qarxa...

Safiirka Soomaaliya ee Turkiga oo soo dhoweeyay gabar Soomaaliyeed oo xubin ka ah baarlamaanka...

0
Maamulka Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Turkiga ayaa maanta xaflad soo dhaweyn ah u sameeyay Deeqa Cabdi Dhalac oo kamid ah xildhibaanada gobolka Maine ee...