Maamulka Galmudug oo digniino ka soo saaray jarista dhirta
Maamulka gobolka Mudug ee Galmudug ayaa digniino ka soo saaray jarista dhirta, xilli maalmihii lasoo dhaafay uu maamulku ku howlanaa la dagaalanka jarista dhirta.
Todobaadyadii...
Galmudug oo ciidama kala dhaxgalo u dirtay beello ku dagaalamayo degaanno katirsan Galgaduud
Wasiirka Warfaafinta dowlad goboleedka Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa xabad joojin ugu baaqay Maleeshiya beleed maalmahan ku dagaalamayay inta u dhaxaysa Balanballe iyo Guriceel...
UNICEF” 2.6 milyan oo qof ayaa wajahaya biyo yari abaarta ka dhalatay Soomaaliya”
Sanduuqa badbaadada caruurta ee Qaramada Midoobay ee (UNICEF), ayaa Jimcihii ku baaqday in la qaado tallaabo degdeg ah oo wax looga qabanayo Biyo la’aanta...
Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in asbuucii u dambeeyay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 4,792, balse la diiwaan geliyay 23...
AMISOM oo deeq kaalmo ah gaarsiisay qoysas ku sugan Muqdisho
Maamulka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa deeq kaalmo ah oo isugu jirtay raashin iyo agab kale gaarsiisay qoysas ku nool xaafado ku...
Wasiirka Cadaaladda XFS oo ka warbixiyay howlaha baaxadda leh ee ay u qabtaan bulshada
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda XFS, mudane C/qaadir Maxamed Nuur oo manta ka qeybgalay Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa sheegay in wasaarad ahaan ay...
Wasiirka Waxbarashada oo Qaahira uga qeyb galay shirka 14-aad ee Ururka Dowladdaha Islaamka
Wasiirka Waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare XFS Mudane, Cabdullaahi Abuukar Xaaji iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Qaahiro kaga qeybgalay shirka 14-aad ee ururka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Agaasimaha Guud ee Xafiis Goboleedka Ururka Iskaashiga Islaamka ee...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Agaasimaha Guud ee Xafiis...
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo qaabilay wakiilka Qaramada Midoobey oo booqasho sharafeed ugu yimid
Wasiirka wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay wakiilka Xoghayaha Guud...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo gaaray dalka Jabuuti
Djibouti- Wefdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti.
Safarka taliyaha iyo wefdigiisa...










