Wararka Gudaha

Ciidamada xoogga dalka oo bur buriyay fariisimo nabad-diidka ku lahaayeen gobolka sh/hoose

0
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha shabeellaha hoose, halkaasi oo ay ku bur buriyeen fariimo maleeshiyada Al-Shabaab...

Tababar loo furtay hawlwadeenno ka kala socday Xafiisyada taya-dhowrka Wasaaradaha

0
Agaasimaha Waaxda Taya-dhowrka iyo Halbeegyadda Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tababar u furtay hawlwadeenno ka socday Xafiisyada Taya-dhowrka...

Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle oo Cambaareyay Qarax ay ku dhawacmeyn xildhibano katirsan Hirshabelle

0
Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Abdulhakim Lukman Haji Mohamed ayaa Cambaareyay Qarax lala beegsaday xildhibaano iyo shacab kusugan goob ay dadka iskugu yimaadan...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan isla-xisaabtan ah la qaatay maamulada degmooyinka gobolka Banaadir

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kulan gaar ah oo isla-xisaabtan ah la qaatay maamulada...

Xildhibaano katirsan Hirshabeelle oo ku dhaawacmay Qarax ka dhacay Jowhar

0
Qarax sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa goordhow ka dhacay magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad goboleedka Hirshabeelle. Sida uu noo xaqiijiyay wariyaha warabaahinta...

Galmudug oo digniino ka soo saartay jarista dhirta

0
Maamulka gobolka Mudug ee Galmudug ayaa digniino ka soo saaray jarista dhirta, xilli maalmihii lasoo dhaafay uu maamulku ku howlanaa la dagaalanka jarista dhirta. Todobaadyadii...

UNICEF” 2.6 milyan oo qof ayaa wajahaya biyo yari abaarta ka dhalatay Soomaaliya”

0
Sanduuqa badbaadada caruurta ee Qaramada Midoobay ee (UNICEF), ayaa Jimcihii ku baaqday in la qaado tallaabo degdeg ah oo wax looga qabanayo Biyo la’aanta...

Dowladda Finland oo ku dhawaaqday inay soo iibsanayso 64 diyaaradaha dagaalka F-35A

0
Dowladda Finland oo ku dhawaaqday inay soo iibsanayso 64 diyaaradaha dagaalka F-35A “Lockheed Martin F-35A Lightning II”ee Mareykanka. War rasmi ah oo kasoo baxay shalay...

Dalalka bixiya deeqaha oo isku raacay in loo gurmado Afganistaan

0
Dalalka bixiya deeqaha ayaa ku heshiiyey in lacag gaareysa 280-milyan oo doolar lagu wareejiyo hey’adaha (WFP) iyo UNICEF si loogu taageero wax ka qabashada...

Mareykanka oo 9.4 bilyan kaga iibinaya Giriiga maraakiib dagaal

0
Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa ogolaatay iibinta afar markab oo dagaal kuwaas oo qiimahoodu dhan yahay 6.9 bilyan oo doolar lagana iibinayo Dalka...