Gudaha Taliska ciidanka Asluubta oo soo saaray awaamir lagu aruurinayo caruurta dayacan
Taliska Ciidanka Asluubta ayaa soo saaray awaamir cusub oo lagu aruurinayo caruurta darbi-jiifka ah iyo kuwa aanan lahayn waalidiin daryeesha ee ay dantu ku...
Guddiga la dagaalanka Musuq-maasuqa dalka oo Shirka caalamiga ah ee la dagaalanka Musuq-maasuqa kaga...
Gudoomiyaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq-maasuqa Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa magaaladda Sharma Sheikh ee dalka Masar uga...
Guddiga xalinta khilaafaadka iyo safaaradda Ingiriiska oo ka wada-hadlay xal u helidda cabashooyinka kuraasta...
Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Maxamed Ibraahim iyo Axmed Yusuf oo xubin ka ah guddiga ayaa kulan la qaatay Danjijaha Midowga Boqortooyada Ingiriiska...
Shirka madasha Aragti wadaaga Heritage oo Djabuuti ka furmay
Waxaa magaalada Djabuuti ee Caasimadda dalka Jabuuti maanta ka furmay Shirka madasha aragti wadaaga ee Heritage.
Shirkan oo Furitaankiisa uu ka qeyb galay Madaxweynaha Dowladda...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qayb galay munaasabad ay Dowladda Soomaaliya ku martiqaadday maalgashadeyaal...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa magaalada Muqdisho waxa uu kaga qayb galay munaasabad ay Dowladda Soomaaliya ku...
Guddiga Maamulka Doorashada Somaliland oo shaaciyay xilliga la diIwaangalinayo musharaxiinta
Guddiga Maamulka Doorashada Somaliland ayaa shaaciyay xiliga la diwaangali naayo musharaxiinta iyo ergada kurasta kala ah, Hop#229 Hop#262, Hop#254, Hop#255.
Guddiga maamulka Doorashada Somaliland ayaa...
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo la kulmay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Soomaaliya, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Marwo...
Soomaaliya oo shirka la dagaalanka masuq-maasuqa uga qeyb galeysa dalka Masar
Waxaa magaaladda Sharma Al sheekh ee dalka Masar maanta ka furmay shir heer sare ah oo looga hadlayo la dagaalanka Musuq-maasuqa, kaasi oo ay...
Heya’adda socdaalka aduunka oo sheegtay in ay korodhay tirada dhimashada Tahriibeyaasha caalamka.
Hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM ayaa sheegtay in 4,470 qof oo tahriibayaal ah ay ku dhinteen adduunka oo dhan sanadkan 2021,taas oo ka dhigan...
Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya oo kulan xog-wareysi ah la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee...
Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Balal Cusmaan ayaa kulan xog-wareysi ah la yeeshay diblomaasiyiinta safaaradda Soomaaliya ee dallka Turkiga, waxgaradka, ganacsatada, ardayda iyo...










