Wararka Gudaha

Wasiirka Amniga XFS oo la kulmay Wasiirrada Aw-qaafta heer Federaal iyo heer Dowlad goboleed

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Dr. Maxamad Axmad Shiikh Cali “Doodishe” ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta DFS...

R/wasaaraha XFS oo la kulmay Madaxweyne Dani

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa xalay la kulmay  Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha...

Wasiirka Arrimaha Guddaha oo kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Heya’adda Nadra

0
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay hey’adda NADRA ee ka shaqeysa diiwaangelinta dadweynaha...

WASIIRKA AMNIGA GALMUDUG OO CADAADO TABAABAR UGU SOO XIRAY 200 OO ASKAR BOOLIS AH.

0
Wasiirka amniga Galmudug, saraakiisha Booliska Galmudug, maamulka degmada Cadaado iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug ayaa ka qaybgalay xiritaanka tababarka ciidankan Booliska ah oo muddo...

Ciidamo isugu jira xooga dalka iyo daraawiishta koonfur galbeed soomaaliya oo gaaray degmada ceelberde...

0
Ciidamo isugu jira xooga dalka iyo daraawiishta koonfur galbeed soomaaliya oo gaaray degmada ceelberde gobolka bakool. Degmada Ceelberde Gobolka Bakool waxa ka socda diyaargarow cadowga...

Wasiirka amniga Galmudug oo Cadaado Tababar ugu soo xiray 200 Boolis ah.

0
Wasiirka amniga Galmudug, saraakiisha Booliska Galmudug, maamulka degmada Cadaado iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug ayaa ka qaybgalay xiritaanka tababarka ciidankan Booliska ah oo muddo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey furitaanka Shirka Golaha Wadatashiga...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey furitaanka Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ay ka soo qeyb galeen Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka dalka Qatar oo khadka Telefone-ka ku wada hadlay

0
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamim Bin Xamad,ayaa khadka taleefanka ku wada hadlay, Intii uu socday wadahadalka ayaa labada dhinac...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qayb gelaya shirka Wasiirada Maaliyadda Dalalka Jaamacadda Carabta

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cilmi Maxamuud Nuur ayaa gaaray Magaalada Algiers ee Dalka Algeria, halkaas oo uu uga qeyb gali doono...