Wararka Gudaha

Ra’iisul wasaare Rooble oo soo xiray Madasha Aragti Wadaagga ee Heritage

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta soo xiray Madasha sanadlaha ah ee Aragti Wadaagga Heritage oo lagu qabtay dalka...

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Hirshabeelle oo shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirada Hirshabeelle

0
Madaxweynaha Dowladda goboleddka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka golaha xukuumada Dowladda Hirshabeelle.Madaxweynaha ayaa shirka golaha wasiirada golihiisa uga warbixiyay...

Agaasimaha guud ee habmaamuuska Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka...

0
Agaasimaha guud ee habmaamuuska Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Abukaate Xirsi Xaaji Culusow, ayaa oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga Danjirenimo...

Madaxweyne Lafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Kismaayo

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Kismaanyo ee Caasimada ku-meel gaarka uah...

Guddiga xalinta khilaafaadka oo Go’aan ka gaaray kursiga HOP 067

0
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Soomaaliya ayaa Go’aan ka gaaray maanta oo ay taariikhdu tahey 15/12/2021 dacwada kursi HOP 067 oo 25-kii Bishii la soo...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ku jooga dalka Djibouti ayaa la kulmay madaxweynaha Jamhuuriyadda  Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo...

Taliyaha Ciidamada Xoogga oo la wareegay Agab loogu tala galay Ciidanka xoogga ee ka...

0
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Generaal Odowaa Yuusuf Raage iyo sarakiil u hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan Wafdiga Taliyaha ayaa...

Muwaadin Soomaaliyeed oo ku geeriyooday Shil gaari oo ka dhacay Koonfur Afrika

0
Allaha u naxariistee Waxaa shil gaari ku geeriyooday muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi jiray  Maxamuud Cabdullahi Kulane, oo ku magac dheeraa (Madaxeey),  kaasi oo...

Wareegga 8 dhamaadka tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka oo la sameeyay “SAWIRRO

0
-Tartanka kubadda Cagta degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir 2021 oo si habsami leh uga socdo Muqdisho ayaa waxaa la soo gabo gabeeyay wareegga group-yada. Xulka...

Safiirka JFS ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta oo qaabilay...

0
Safiirka Jamhuuriyadda faderaalka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirkii horre...