Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray Dekadda Kismaayo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kormeer shaqo ku tagey dekedda Kismaayo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an...
Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Caafimaadka Dowlad Gobaleedyada iyo Dowlada Federaalka oo maanta soo dhamaday.
Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Garowe shirka wadatashiga wasaaraddaha caafimaadka Dawladaha xubnaha ka ah dawlada federaalka iyo wasaaradda caafimaadka Xukuumada federaalka Soomaliya, shirkaan...
Ra’iisul wasaare Rooble oo gaaray magaalada Kismaayo
ILAYSKA DALKA:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Dowlad-goboleedka Jubaland
Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha waxaa...
Ra’iisul wasaare Rooble oo xariga ka jaray VISA Card cusub ee Bangiga IBS
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xirigga ka jara adeega VISA Card cusub oo uu soo kordhiyay Bangiga IBS, kaas...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu wado inuu maanta safar ku gaaro Jubaland
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa inuu maanta safar ku tago Dowlad Goboleedka Jubaland.
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble...
Taliska AFRICOM oo ku wareejiyey Gadiid dagaal Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Gadiid Dagaal kala wareegay Taliska Ciidanka maraykanka “AfRICOM” Ee Hawlgalka U joogga Soomaliya.
Gadiidkan ayaa waxa Loogu Tala galay...
Afar Qof oo ku Geeriyootay Kaawo ay qodayeen oo ku soo duntay
Dad gaaraya Afar ruux oo mid ay tahay haweeney ayaa geeriyooday kadib markii ay ku soo duntay kaawo ay qodayeen oo ku taala deegaanka...
Ciidamada XDS oo hawlgallo ka sameeyay duleedka Magaalada Beledweyne
Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Ammaanka Dowlad gobaleedka HirShabeelle ayaa howlgallo Amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyay degaano ku yaal duleedka Galbeed ...
Guddiga doorashada maamulka Puntland oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen
Doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka guddiga maamulka doorashada heer Dowlad goboleed ee Maamul ee Puntland ayaa maanta ka qabsoontay magaalada Muqdisho.
Musharixiinta C/kari muse Maxamed...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Galmudug oo Al-Shabaab ka saaray Deegaanno dhowr ah
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed qeybta 21 aad iyo Daraawiishta Galmudug ayaa xalay qaaday Howlgal jahooyin kala duwan lahaa oo Ururka Al shabaab looga saarayay...