Wararka Gudaha

Maxkamada Ciidamada qalabka sida oo xukun 10 sano ah ku riday xubin sare oo...

0
Cabdisamad Ibraahi Cumar  oo magiciisa Afgarashadu yahay Abuu-Cali ayaa loo xiray dabayaaqadii sanadkii ina dhaafay kamid ahaanshiyaha Daacish oo uu ka tirsanaa ilaa 2016. Cabdisamad...

Safaarada Soomaliya ee Pakistan oo ka jawaabtay cabashada Ardayda Soomaaliyeed ee Pakistaan

0
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Pakistan oo ka jawaabaysa cabasho ka timid Ardayda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Pakistan ayaa soo saartay War-murtiyeed...

Wasiirka wasaaradda gaashaandhiga XFS oo safar shaqo ugu baxay Dalka Turkiga

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Senator Xasan Xuseen Xaaji ayaa safar hawlo shaqo ugu baxay dalka Turkiga wasiirka ayaa  waxaa Garoonka Diyaaradaha Ee Magalada Ankara...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu soo dhaweyay Jowhar

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay dib ugu laabteen magaalada Jowhar, halkaas oo siweyn loogu...

Maraykanka oo ka digay weerarro cusub oo lala beegsado Garoonka Diyaaradaha Kabul

0
Dowlada Britain ayaa soo gabo gabeesay daadgureynta muwaadiniinteeda ku sugnaa dalka Afganistan gaar ahaan magaalada Kabul ay dhawaan la wareegeen dagaalyahanada kooxda Taalibaan. Ciidamo badan...

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo daah-furtay kulan lagu ansixinayo shaqada Xafiiska WFP ee Soomaaliya

0
Wasaaradda Qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta Dhaqaalaha (XFS) ayaa maanta daah-furtay Kulan lagu ansixinayey qorshaha istiraatijiyadeed ama shaqo  ee Hey’adda cuntada Aduunka ee ( WFP...

Gabdhihii ugu horeeyey ee ka mid noqonaya Ciidanka Booliska Haramcad oo tababar loo soo...

0
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaliya Jeneraal Cabdi Xasan maxamed Xijaar ayaa tababar ugu soo xiray magaalada Cankiri ee dalka turkiga dufcadii ugu horaysay ee hablo...

Talyaaniga oo badbaadiyay 539 qof oo tahriibayaal ah

0
Maraakiibta ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa 539 muhaajiriin ah ka soo badbaadiyay dooni kuwa kalluumeysiga ah oo ku sii jeeday jasiiradda Lampedusa. Kooxaha badbaadiyaasha  ayaa sheegay...

Shirka wadatashiga siyaasadda Qaran ee Qurbo joogta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Dh/mareeb

0
Shirkan oo ay soo qaban qaabisey Wasaaradda arimaha dibada iyo iskaashiga Caalamiga ah ee XFS, ayay ujeedadiisu aheyd sidii Galmudug qayb uga noqon laheyd...

Madaxweynaha Maraykanka iyo Ra’iisul wasaaraha Israa’il oo kulan ku yeeshay aqalka cad

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Israa’il Naftali Bennett Aqalka Cad Jimcihii si ay uga wada hadlaan horumarka labada dhinac...