Duqa Muqdisho oo la kulmay wafdi ka socda hay’adda caafimaadka Adduunka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday hey’adda...
Ra’iisulwasaare Rooble oo booqday dhismaha xarunta Xukumadda
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kormeeray dhismaha xarunta Xukumadda iyo xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo heer gabogebo ah maraya.
Ra’iisulWasaare Rooble ayaa...
Galmudug oo saddex Ceel biyood ku wareejisay bulshada ku nool degaano hoos taga Cadaado
Cadaado- Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha ee Galmudug iyo maamulka degmada Cadaado ayaa maanta saddex Ceel biyood oo ku shaqeeya habka Sollar-ka ku wareejiyay...
duqaymo ka dhacay gobolka Donetsk oo sababay dhimasho iyo dhaawac.
Shan qof oo rayid ah ayaa lagu dilay 39 kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeymo ay ciidamada Ukraine ka geysteen gobolka Donetsk. Wararka ayaa intaa...
Guddiga loo xilsaaray miisaaniyadda Qaranka oo yeeshay kulankoodii ugu horreeyay
Guddiga KMG ah ee loo xilsaaray diyaarinaya Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 ayaa maanta fadhigoodii koowaad yeeshay, iyagoo iska dhex doortay Guddoonka Guddiga,
Guddigan oo ka...
Madaxweyne Deni iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo ka wada hadlay abaaraha ka jira...
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya, Larry André Jr.
Kulanka ayaa looga hadlay...
Guddoomiyaha Aqalka sare oo maanta furay kulan aqoon is-weydaarsi ah
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Senator, Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeennada Golaha ayaa furay kulan Aqoon is-weydaarsi iyo daraasayn...
Ciidanka xoogga dalka oo dilay horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose waxay ku dileen , Xasan Suleymaan Cali ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo gaaray Gelinsoor
Wafdi ballaaran oo ay ka mid yihiin Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caddaaladda,Maxamuud Guure Guuleed, wasiiru dowlaha Caafimaadka, Axmed Mire Faafaale, Guddoomiyaha gobolka Galgaduud, Cilmi...
Wasiir Beyle oo la kulmay madax ka socota hay’adda Caafimaadka Adduunka
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS mudane, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa xafiiskiisa kula kulmay wakiilka Xafiiska Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya Dr; Mamunur Rahman iyo mas’uuliyiin...










