Wararka Gudaha

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun ku riday xubin ka tirsan argagixisada

0
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun 15-sano xabsi ah ku riday Maxamed Cusmaan Dhagaxow Haaruun oo ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab. Ninka oo argagixisada u...

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo Booqasho rasmi ah ugu amba-baxay isu-tagga Imaaraadka Carabta

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheekh...

Golaha Aqalka sare oo ka dooday dhismaha guddiyada golaha

0
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo ku-xigeennadiisa ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 6-aad, kaasoo lagu qabtay xarunta...

Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada XFS oo kormeeray tababar u socda...

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cali Gacal ayaa maanta kormeeray tababar u socda qayb ka mid ah Shaqaalaha...

Maalintii labaad iyo Imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare oo si habsami leh u socda

0
Waxaa maalintii labaad si habsami leh u socda imtixaanka mideysan ee dugsiga sare, kaas oo ardayda kaga qeyb galayaan goobo kala duwan oo ku...

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo la kulmay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

0
Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Tiina Intelmann. Wasiirka iyo...

Hay’adda Duulists Rayidka Soomaaliyeed oo sheegtay in aysan jirin ax khatar ku ah badqabka...

0
- Hay’adda Duulists Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) waxay masuul ka tahay badqabka dhamaan duulimaadyada iyo Garoomada Dalka, iyadoo ka duulaysa qaanuunada caalamiga ah (ICAO) iyo...

Danjiraha Soomaaliya Midowga Yurub oo ka qeyb galay Xafladda abaal-marinta ee The King Baudouin...

0
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya waddamada Benelux & Midowga Yurub Danjire Yoonis Yaasiin Xaashi ayaa ka warbixiyay xaflad ka dhacday Aqalka Boqortooyadda “Palais Royal...

Maamulka degmada Baxdo oo soo bandhigay Khasaaraha weerarkii shalay iyo Hubkii laga furtay Alshabab

0
Maamulka degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud iyo taliska ciidamada ayaa faa faahin dheeraad ha ka bixiyay dagaalkii shalay kooxda argagixisada ay ku soo qaadeen...

Maamulka Degmada Baxdo iyo Taliska Ciidanka oo xog dheeraad ah ka bixiyay weerarkii shalay

0
Maamulka Degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud iyo taliska ciidamada ayaa faa faahin dheeraad ha ka bixiyay dagaalkii shalay kooxda argagixisada ay ku soo qaadeen...