Wararka Gudaha

Agasimaha Wasaaradda Gadiidka iyo Gudomiyaha Gudiga Shaqaalaha Rayidka oo ka wada hadlay xoojinta shaqada

0
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada ee XFS Cali Gacal Gaabow ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Gudomiyaha Gudiga Shaqaalaha (Rayidka) Dawlada Xasan Abshirow...

Ra’iisul wasaare rooble oo kormeeray dekadda Muqdisho

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday dekadda Muqdisho, isagoo u kuurgalayay habsami u socodka howlaha dekadda, waxaana uu warbixin...

Ra’iisul wasaare Rooble oo u mahad celiyey Golihiisa wasiiradda iyo hawlwadeenadda Xafiiska Ra’iisul wasaaraha

0
Ra’iisul Wasaaraha Xafiiska ka sii tagaya ee XGS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahadceliyay Golahiisa Wasiirrada iyo howl wadeennada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha sidii...

Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay 4 kamid Amniyaadka Argagaxisada Alshabaab.

0
Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada qalabka Sida ee shanta Gobol iyo dambiyada culus ee Puntland ayaa ugu danbeyn maanta dil toogasho ah ku xukuntey...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta guddoomiyay shirkii ugu dambeeyay Golaha Wasiirrada, kaas oo dib...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS ee shaqada ka sii tagaya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddoomiyay shirkii ugu dambeeyay Golaha Wasiirrada, kaas oo dib loogu...

Sii hayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Wakiilka cusub ee UNFPA...

0
Sii hayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan , ayaa maanta oo Isniin ah...

Shirarkii u socday Wasaaradda Gadiidka iyo Taliska ciidanka ilaalada wadooyinka oo galay maalinkii 3-aad...

0
Shirarkii u socday Wasaaradda Gadiidka iyo Taliska ciidanka ilaalada wadooyinka oo galay maalinkii 3 Sadexaad. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada XFS mudane...

SHIRKA GUDDIGA QARAN EE QABANQAABADA XUSKA SANAD GUURADA 62 AAD EE 26KA JUUN IYO...

0
hirka Guddiga Sare ayaa warbixin ka dhageystay Guddi-hoosaadyada uu ka koobn yahay Amniga, Warbaahinta &Wacyigalinta iyo Hab-maamuuska iyo Bilicda oo ayna kala hogaaminayaan qaar...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia Aleksandar Vučić ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsanaa doona dalka Serbia Maxamed Cabdullahi Axmed. Dalalka Soomaaliya...

GUDIGA WARBAAHINTA IYO GUDIGA QABAN QAABADA MAALMAHA XURRIYADDA OO KULAN-KOODII LABAAD KU YEESHAY WASAARADDA...

0
Shirka Guddiga Warbaahinta & Wacyi gelinta ee gudiga qaban qabanqaabada maalmaha xorriyada 26ka juun iyo 1da Luulyo, ayaa maanta shirkoodii laabad ku yeeshay xarunta...