Guddoomiyaha gobolka mudug oo qaabbilay wafdi ka socda hay’adda UNHCR
Guddoomiyaha gobolka mudug mudane, Axmed Xuseen Shire Bukhaari ayaa xarunta gobolka mudug ku qaabbilay wafdi ka socday hay’adda UNHCR oo ay hoggaaminaysay madaxa cusub...
Soomaaliya iyo Yugaandha oo kala saxiixday heshiis ganacsi
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, mudane, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa dhiggiisa dalka Yugaandha, Hon; Mwebesa Francis, magaalada Kampala kula saxiixday...
Madaxweynaha JFS ayaa xarigga ka jaray dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Yugaandha
Madaxweynaha JFS, mudane; Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Yugaandha, kadib markii dhowaan dayactir ballaaran lagu sameeyay.
Munaasabadda xarig...
Shacabka Kenya oo saakay u dareeray goobaha cod bixinta
Nairobi- Saakay oo Talaada ah waxaa dalka Kenya looga dareeray goobaha cod bixinta si shacabku uu u doorto madaxweynaha hoggaamin doono shanta sana ee...
Ciidamada ilaalada Xeebaha Turkiga oo soo badbaadiyey Koox Tahriibayaal ah
Ankara- Ciidamada ilaaladda Xeebaha dalka Turkiga ayaa soo badbaadiyey Tahriibeyaal magangelyo Doon ah kuwaas oo Ciidamadda Giriigu sife sharci darro ah dib ugu soo...
Shir looga hadlayey mashaariicda Midowga Yurub oo Baydhabo lagu qabtay
Baydhabo- Xafiiska Maareynta mashriicda Midowga yurub NAO ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayaa manta magaalada Baydhabo ku qabtay kullan wadatashi ah oo ku saabsan hanaanka...
Madaxweyne Xasan sheekh oo Booqasho Rasmi ah uga bilaabatay Dalka Uganda
Kampala- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ay uga bilaabatay dalka Uganda ayaa si...
Ra’iisul Wasaaraha Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay, Ergayga gaarka ah ee Xogyaha...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo xafiiskiisa ku qaabilay, Ergayga gaarka ah ee Xogyaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO BOOQASHO RASMI AH UGU AMBABAXAY DALKA UGANDA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Uganda, kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GANACSATADA SOOMAALIYEED KALA ARRINSADAY ISKAASHIYADA DHAQAALE EE HEER-GOBOL
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa kala arrinsaday iskaashiyada ganacsi ee heer gobol iyo kobcinta...










