Wararka Gudaha

Ra’iisul wasaaraha XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Imaaraatka u fadhiya Soomaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Maxamed Axmed Alcusmaani...

Madaxweynaha Dowad Goboleedka Hir-Shabeelle oo magacaabay wasiir Cusub

0
Madaxweynaha Dowad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Mudane Axmed Sheekh Nuur Cabdi ( Cirro) u Magacaabay Wasiirka Wasaaradda Reer Miyiga isagoo sidoo kale...

Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed oo gaaray Degmada Bardaale ee Gobolka Baay.

0
Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Maxamed Isxaaq Cabdi oo ay wehliyaan Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Koonfur Galbeed Mohamuud Maxamed...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay Agaasimayaasha Waaxyaha iyo La Taliyeyaasha sare...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U heshiisiinta XFS Mud.Axmed Macalin Fiqi oo maalintii labaad ka dhagaystay qaar ka mid ah Agaasimayaasha Waaxyaha iyo...

Madaxweyne Qoor Qoor oo ku baaqay in gurmad lala gaaro dadka ay Abaartu ku...

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo ka qeyb galayay Munaasabad lagu qabtay Magaalada Cadaado oo lagu xusayo 14 Agoosto oo...

ERGEYGA GAARKA AH EE ARRIMAHA GURMADKA ABAARAHA OO DHAMBAAL MADAXWEYNE GAARSIIYAY URURKA ISKAASHIGA ISLAAMKA

0
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhanbaal qoraal ah oo uu...

ERGEYGA GAARKA AH EE ARRIMAHA GURMADKA ABAARAHA OO DHAMBAAL MADAXWEYNE GAARSIIYAY URURKA ISKAASHIGA ISLAAMKA

0
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhanbaal qoraal ah oo uu...

Ciidanka Xoogga oo Dilay Horjoogihii Argagixisada Al-shabaab u qaabilsanaa Degmada Maxaas iyo degmooyinka hoos...

0
Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed oo kashanaya Ciidanka degaanka ee Macawislayda ayaa Argagixisada kala wareegay degaananda kala ah teedaan,ragso,xasan raqay,sulmo oo dhamantood hoostaga degmada Maxaas...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo qaabbilay madaxa WFP ee waddamada bariga Afrika

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay madaxa hay’adda WFP ee bariga Afrika,Michael...

Madaxweyne Xasan sheekh oo magacaabay Ergayga gaarka ah ee qaabilsan dallada Bulshada Bariga Afrika

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya qorshaha ka mid noqoshada Dalladda Bulshada Bariga Afrika ayaa u magacaabay Ergey Gaar ah...