Wasiirka maaliyadda XFS oo ka Turkiga kaga qeyb galay shirka dhammaystirka deyn cafinta Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda maaliyadda XFS Dr; Cilmi Maxamed Nuur ayaa maanta magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kaga qeyb galay shirka dhamaystirka deyn-cafinta ee Soomaaliya iyo...
Wasiirka Arrimaha gudaha oo la kulmay madax ka tirsan hay’adda USAID Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Federaalka iyo Dib u heshisiinta Mudane Ahmed Moalim Fiqi oo ay wehlinayaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Mudane, Ilyaas Cali Xasan ,Wasiir ku...
Ardayga keliya ee galay kaalinta koobaad Imtixaanka shahaadiga ee la qaaday
Khaalid Cabdullahi Maxamuud oo ka baxay Iskuulka Iftin degmada Warta-nabadda gobolka Banaadir ayaa noqday ardayga galay kaalinta koowaad ee imtixaanka shahaadiga ah dugsiyada sare...
Wasaaradda waxbarashada oo shaacisay natiijada Imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada sare
Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee dowladdu ay sanadkaan ka qaaday ardayda dhameysatay waxbarshada dugsiyada sare ee dalka.
Waxaa loo...
Ciidamada Galmudug oo howlgallo ku dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab
Ciidamada kala duwan ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa dilay laba xubnood oo ka tirsanaa nabad-diidka Al-shabaab,kadib markii ay weerarro qorsheysan ku qaadeen fariisimo ay...
Wasaaradda waxbarashada oo faahfaahin ka bixisay shaacinta natiijada Imtixaanaadka
Wasaaradda waxbarashada XFS ayaa maanta ku dhawaaqeysa natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad dugsiyadeedka 2021/2022 ee fasalka 12-aad.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada XFS ,Maxamed...
Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka horumarinta caafimaadka Afrika
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya Dr; Maxamed Xasan Maxamed, ayaa dalka Tansaaniya kaga qeyb galay shir looga hadlayay horumarinta Caafimaadka...
Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka horumarinta caafimaadka Afrika
Darusalaam- Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya Dr; Maxamed Xasan Maxamed, ayaa dalka Tansaaniya kaga qeyb galay shir looga hadlayay horumarinta...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DIB UGU SOO CELIYEY SAADAQ CUMAR MOHAMED DARAJADIISA CIIDANNIMO
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Mohamed dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka XFS oo xilalka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee wasaaradda Gargaarka...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Salax Axmed Jamaac, ayaa xilalka u kala wareejiye wasiirkii hore ee Wasaaradda gargaarka iyo Wasiir-dowlaha Xafiiska Ra’iisul...










