Xildhibaanno iyo wasiirro ka tirsan XFS oo booqasho iyo salaan ku tagay Mowlaca Macallin...
Xildhibaanno iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda Federaalka Ee Soomaliya ayaa maanta booqasho iyo salaan ku tagay Mowlaca Macallin Nuur.
Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka DFS Xasan...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo La Kulmay Madaxa Hay’adda Lacagta adduunka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Lacagta Adduunka Marwo Kristalina Georgieva ayaa la wadaagay tallaabooyinka wax...
Kumaandooska Danab oo gargaar raashin ah u qeybiyey shacabka ku nool deegaan teedaan ee...
Ciidanka kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa gargaagr raashiin ah u qeeybiyay shacabka ku dhaqan degaanka Teedaan ee gobolka Hiiraan oo kamid meelihii...
Ciidanka XDS oo Ku baxay dad shacab ah oo argagixisadu ay qarxisay
Cidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kubaxay deeganka Yasoman ee gobolka Hiiran halkas oo dad shacab ah qarax lagula eegtay xilli ay marayeen wadada deeganka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta warbixin ka jeedinaya Machadka Daraasaadka Caalamiga ah ee Washington...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in uu ka qeybgalo kulan ka dhacaya Machadka Istaraatiijiyadda iyo Daraasaadka Caalamiga...
Bulshada Godinlabe oo abaabulay ciidamo rayid ah oo la dagaalama Al-Shabaab
Qaar kamid ah hogaamiyaasha Bulshada ee ku dhaqan deegaanka Godinlabe ayaa ciidamada dowladda ku biiriyay in ka badan laba boqol oo ruux ah oo...
Wasiirka Dhallinyarada XFS oo la kulmay qaar ka mid ah dhallinyarada qaba baahiyaha gaarka...
Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn
Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS Xil Maxamed Barre Maxamuud, ayaa xafiiskiisa kula kulmay qaar ka mid ah dhallinyarada qaba baahiyaha gaarka ah ee ku...
Ciidanka NISA oo burburiyey Shabakad Shabaab ah, Gacantana ku dhigay Dhagarqabeyaal
Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa burburiyay Shabakad Shabaab ah oo Argagixisadu u qorsheeyeen inay falal amni Daro ay ka gaystaan...
Ciidanka Kumandooska Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 18 ka tirsan Argagixisadda Al-shabaab
Hiiraan- Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa xalay degaanka Buqda-aqable ee gobolka Hiiraan waxay ka fuliyeen howlgal qorsheysan oo lagu bartilmaameedsaday saldhigii ugu...
Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isu dhiibay Ciidanka Daraawiishta Galmudug
Gaalkacyo- Maxamed Nuur Xasan oo ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab ayaa isku dhiibay Ciidanka Daraawiishta Galmudug ee ka howlgala degmada Wisil.
Maxamed Nuur oo u warramay...










