Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo la kulmay Agaasimaha Guud ee ururka Shaqada...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xil. Biixi Iimaan Cige iyo wafti u hoggaaminayo ayaa gelinkii hore ee maanta gaaray magaalada Qaahira...
Dhamme C/qaadir Axmed Cali” Argagixisada Awood uma Harin, Mar kale kuma soo Khaldami doonaan...
Argagixisada Al-Shabaab ayaa looga adkaaday dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay gobolka Hiiraan, waxaana xoog looga saaray degaano dhowr ah oo muddo shacabka ay...
Madaxweynaha JFS oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Maraykanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Maraykanka, isaga oo la wadaagay fursadaha...
Dowladda Federaalka oo cambaareysay falkii arxan-darrada ahaa ee argagixisadu ku dileen qaar ka mid...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS waxa ay cambaareyneysaa falkii arxan-darrada ahaa ee kooxda dhagarqabayaasha argigixisada ah ee Al-shabaab ay xalay abbaaro 10-kii...
Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay howlgal lagu dilay in ka badan 30...
In ka badan 30 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayay ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ku dileen deegaanka Abooreey oo qiyaastii 25Km dhanka bari kaga beegan...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo kulan la qaatay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda Arimaha Dibadda Maraykanka ee magaalada Washington, Xoghayaha Arimaha Dibadda dalkaas...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo soo bandhigay qorshaha deyn cafinta iyo kobaca dakhliga dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Lacagta Adduunka Marwo Kristalina Georgieva ayaa la wadaagay tallaabooyinka wax...
Ciidamada xoogga dalka oo 35-ka tirsan argagixisada Al-shabaab ku dilay gobolka Hiiraan
Ciidanka xoogga dalka ayaa xalay degaanka Abooreey oo qiyaastii 25-Km dhanka bari kaga beegan degmada Buulo burde ee gobolka Hiiraan ku dilay 35 ka...
Maleeshiyada Al-shabaab oo xalay qarax la beegsatay gaari ay la socdeen dad shacab ah
Kooxaha argagixisada ah ee Al Shabaab ayaa xalay miino nooca dhulka la galiyo ah ku Qarxiyay gaari ay saarnaayeen dad Shacab ah oo marayay...
Taliska Ciidanka Xoogga oo Beeniyey Warar ay baahiyeen Argagixisada
Taliska Ciidanka dalka ayaa beeniyay warar ay baahiyeen Argagixisada Alshabaab oo sheegaya in ay qasaaro gaarsiiyeen Ciidanka gaarka ah ee militariga Soomaaliya ” Danab”...










