Wafdi seddex geesood ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo...
Magaalada Qaahira waxaa ka furmay fadhiga 48aad ee shirka shaqada carabta kaasoo ay kasoo qeyb galeen dhamaan dalalka ku bahoobay ururka Jaamacada Carabta oo...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo warbixin ka dhagaystay madaxda wasaaradda Beeraha
Raiisul Wasaaraha JFS Mudane Hamza Abdi Barre, oo warbixin ka dhagaystay Wasiiradda Wasaaradaha Beeraha heer Federaal iyo mid Dowladd gobolleed, ayaa boggaadiyay dadaalka iyo...
Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha XFS oo Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ka dhagaystay warbixin...
Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xirsi Jaamac Gaani, oo kulan la qaatay Agaasinka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Xarunta Qaran ee Hawgallada Gurmadka...
Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka oo la kulmay masuuliyiin ka socotay UNICEF
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macallin Maxamuud iyo Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda ayaa maanta la kulmay Madax ka socotay Hay’adda...
Argagixisada oo bilowday inay horjoogayaashooda kula kacaan falal ka baxsan Insaaniyadda dhimashadooda kadib.
Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan furimaha dagaalka ka dhanka argagixisada ayaa soo wariyay Falal la yaab leh oo ay Argagixisada Shabaab kula dhaqmaan...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Ururka Caafimaadka Aduunka ee WHO oo maanta yeeshey...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Ali Xaaji Aadan oo ay Wehilnaysay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Dr. Maryama Mohamed Hussein ayaa maantay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Caafimaadka...
Wasiirka kalluumeysiga XFS oo la kulmay Wafdi ka socda EUCAP
Wasiirka wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan oo ay weheliyaan wasiir ku-xigeenka wasaaradda Mudane Cali Ifiye Cali...
Taliyaha ciidanka daraawiishta Galmudug oo gaaray deegaanka Miircawleed
Taliyaha ciidamada daraawiishta Galmudug Maxamed Nuur Cali Gadaar ayaa gaaray deegaanka Miircawleed ee duleedka waqooyi magaalada Galinsoor, halkaasi oo laga hirgalinayo Ceel Biyood bulshada...
Argagixisada Al-Shabaab oo gubay guryo shacab ay deganaayeen oo ku yaalla deegaanka Ceel-Jiqoow ee...
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in argagaxisada ay gubeen guryo dad shacab ah deganaayeen oo ku yaala deegaanka Ceel-Jiqoow oo u dhaw...
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka oo qabtay kulan looga hadlayay ka hortaga dambiyada...
Shir looga hadlayay ka hortaga dambiyada ka dhanka ah deegaanka ayaa lagu qabtay xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka.
Shirkaan ayaa waxaa ka qeybgalay Xeer...










