Madaxweyne Xasan Sheikh iyo dhiggiisa dalka Suudaan oo New York ku kulmay
New York- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada New York, Hoggaamiyaha Golaha Sare ee dalka Suudaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo New-York kula kulmay Xoghayaha Fulinta ee IGAD
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Qaramada Midoobay ee new Yorka kula kulmay Xoghayaha Fulinta ee Urur Goboleedka IGAD...
Galgaduud : Ciidanka Xoogga oo waxyeello ba’an u geystay kooxda Al-Shabaab
Ciidamada Xoogga Dalka ee ka hawlgalaya deegaanka Sinadhaqa ee Gobalka Galguduud ayaa dilay 15 ka tirsan khawaarijta Alshabaab ka dib markii ay isku dayeen...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka arrimaha gudaha...
Wasiirka Waxbarashada XFS oo aaladda Foggaan aragga ugu qeyb-galay Shirweynaha Sayniska Ee Carabta.
Wasiirka wasaaradda Waxbarashadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabduqaadir, ayaa ugu qeyb-galay aaladda Foggaan aragga (Zoom meeting) Shirweynaha Sayniska Ee Carabta UNGA 77...
Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ku dilay 10 Dhagarqabe
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal ay ka fuliyeen nawaaxiga deegaanka Sino-dhaqo ee Gobolka Galguduud ku dilay tiro ka tirsan maleeshiyaadka aragagixisada Al-shabaab.
Saraakiisha howlagalka hoggaamineysa...
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS oo soo xiray Shirka Horumarinta wax soo saarka Beeraha
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Md. Axmed Madoobe Nuunow (Axmed Baashi) ayaa maantay soo xiray shir muddo labo maalmood ah ka socday...
Wasiirka arrimaha dibedda oo la kulmay dhiggiisa dalka Serbiya
New York- Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya mudane, Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa magaalada New York ee carriga Maraykanka kulan kula yeeshay dhigiisa dalka Serbia...
Kulanka golaha wasiirrada oo looga hadlay arrimaha amniga
Kulanka Golaha Wasiirrada ee maanta ayaa waxa ka soo baxay go’aamo dhaxalgal ah oo looga gol leeyahay in wax looga qabto xaaladaha amni ee...
Imaaraadka Carabta oo safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya
Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa usoo magacawday mudane, Axmed Jumca inuu noqdo safiirka u fadhin doona dalka Soomaaliya.
Safiir, Axmed Jumca ayaa ka mid ahaa dhowr...










