Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka qeyb galay martiqaad uu u sameeyay madaxweynaha Mareykanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa sidoo kale...
Ku-simaha Madaxweynaha JFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo...
Ku-simaha Madaweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xog-hayaha...
Ra’iisal wasaare Xamsa oo faray wasiirada in sida ugu dhaqsaha badan loo dhammeystiro shuruucda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka dib u habeynta dhaqaalaha ayaa si qota dheer uga hadlay muhiimadda...
Howlgalo lagu baadi goobayo haraadiga argagixisada oo laga sameeyay gobolka Mudug
Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa maanta howlgalo lagu baadi goobaayo haraadiga maleeshiyaadka Al-shabaab ka sameeyay deegaanno ka tirsan koonfurta gobolka Mudug.
Ciidamada ayaa gudaha u galay...
Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxa hey’adda TIS-3 ee Soomaaliya+Sawirro
Guddoomiya gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah xafiiskiisa kula qaatay madaxa hey’adda TIS-3 ee Soomaaliya...
Qaramada midoobay oo warbixin kasoo saaratay Dagaalka Ukraine iyo Ruushka
Guddida barista ee Qaramada midoobay u xil saaratay barista dambiyadda dagaal ee dhacay intii uu socday dagaalka Ruushka iyo Ukraine ayaa soo saara warbixin...
Dhaliyarada gobolka Mudug oo garab istaag u muujiyay halganka isku dhafka ah ee dalka...
Dhalinyarada gobolka Mudug ayaa bilaabay in ay gurmad raashiin ah gaarsiiyaan ciidamada deegaanka ee ku sugan magaalada Qeydaro ee gobolka Galgaduud, kuwaas oo ku...
Dhallinyarada Gobolka Mudug oo garab istaag u muujiyay halganka isku dhafka ah ee dalka...
Dhalinyarada gobolka Mudug ayaa bilaabay in ay gurmad raashiin ah gaarsiiyaan ciidamada deegaanka ee ku sugan magaalada Qeydaro ee gobolka Galgaduud, kuwaas oo ku...
Xukuumadda Dan-qaran oo xoogeeda isugu geysay in cadowga laga sifeeyo dalka lana dhiiri-geliyo kacdoonka...
Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda amniga dalka, gaar ahaan howlgalada iyo duulaanka ka dhanka maleeshiyada Al-shabaab ee ka socda...
Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo la kulmay Xoghayaha Qaramada Midoobey
New York- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Xogahayaha Qaramada Midoobey Mudane António Guterres ayaa kala hadlay gargaarka...









