Wararka Gudaha

Ra’iisal wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay James Swan

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...

Howl-wadeeno ka socda wasaaradda qorsheynta XFS oo safar aqoon kororsi ah ku soo qaatay...

0
Hawl-wadeenno ka socda wasaaradda qorsheynta,maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya ayaa safar aqoon kororsi ah shan cisho ah ku soo qaatay magaalada Kampala ee Dalka...

Awoodda shacabka waa dariiqa kaliya ee lagu gaaro guusha

0
Waxaa nasiib darro ah in koox dad ah oo sheeganaya magac islaam ay ka shaqeeyaan falal lid ku ah shacbiga oo lagu baabi’inayo nolosha...

Ciidamada xoogga dalka oo si buuxda ula wareegay deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan

0
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa saakay kooxaha argagixisada kala wareegay deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada fara...

Ciidamada xoogga dalka oo argagixisada ka saaray deegaano ka tirsan gobolka Baay+Sawirro

0
Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgalo ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Baay waxay kula wareegeen deegaannada kala ah Baayale,Caliyow Dooyow, Xaawa Dhaaysile,Boorame,Karanoy iyo...

Ciidamada DF oo deegaano hor leh kala wareegay argagixisada Al-shabaab+Sawirro

0
Ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa dadka deegaanka oo sii wada howlgalada ka dhanka ah argagixisada Al-shabaab ayaa saakay la wareegay deegaano hor leh oo...

Howlgal lagu baacsanayo haraadiga maleeshiyada Al-shabaab oo ka socda Galmudug

0
Saraakiisha ciidamada xoreynta deegaanada koonfurta gobolka mudug ayaa sheegay inay sii wadayaan dagaalka gobolka Mudug looga ciribtirayo maleeshiyaadka Al-shabaab Saraakiishan oo la hadlay warbaahinta Qaranka...

Wasiirka deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Soomaaliya oo la kulantay wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka

0
Wasiirka deegaanka iyo isbeddelka cimilada Soomaaliya Marwo Khadija Mohamed Al-makhzoumi ayaa magaalada New York ee dalka mareykanka kulan kula qaadatay wasiirka arrimaha dibadda ee...