Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay degaanno ka tirsan Gobolka Baay
Ciidamada xogga dalka iyo kuwa deegaanka oo is kaashanaayo ayaa maanta Argagaixisada Alshabaab kala wareegay Deegaanada ka ah; Saydheelow, Buula Jadiid, Mataani, Uusli iyo...
Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celineeysa Dhalinyaro ku xirnaa dalka dibadiisa
-Dowladda Soomaaliya ayaa 27 bishan oo bari ku beegan Dalka Dib ugu Soo Celineeysa ilaa 9 Dhallinyaro Soomaaliyeed oo Tahriib uga baxay dalkooda.
Dhallinyaradaan oo...
Ciidanka xoogga dalka oo dilay 30-ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab
-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cabdiramaan Yuusuf Cadasla ayaa sheegay in Al-shabaab Afar weerar oo ay soo qaadeen degaanka “Dhisaqa: oo shalay laga...
Ciidanka xoogga dalka oo deeq rashiin ah gaarsiiya degaanada laga xoreeyay Argagixisada
-Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha lagula dagaalayo argigixisada Al-shabaab ayaa haya howlo qaran oo taariikhi ah iyaga oo gacanna garab ku...
Shan iyo toban deegaan oo Argagixisada Alshabaab lagala wareegay
Ciidanka Qaranka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa howlgaladii ugu dambeeyay ku dilay 30 ka tirsan argagixisada Al-Shabaab, waxaana laga xoreeyey ku dhowaad 15 deegaan...
Wasiirka maaliyadda oo kulamo kala duwan la qaatay safiirrada Turkiga iyo Mareykanka
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Dr Cilmi Maxamed Nuur ayaa maanta kulamo la kala qaatay Safiirada dalalka Mareykanka iyo Turkiga.
Wasiirka ayaa kala hadlay safiiradii uu...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo meel marisay Qodobo muhiim u ah Isgaarsiinta dalka
Kulankii 11aad ee Hay’adda Maamulka (Board of Directors) ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa lagu soo gabo gabeeyay magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlayay arimo...
Ra’iisul wasaaraha JFS oo khadka Taleefanka kula xariiray Mas’uuliyiinta hoggaaminayo Kacdoonka Shacabka ee ka...
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa si toos ah Khadka Taleefanka kula hadlay qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Hoggaaminaya Kacdoonka Argagaxisada Looga Xoreynayo Dalka...
Ra’iisul wasaaraha JFS oo bogaadiyay howlgallada lagu baacsanayo argagixisada
Ra’iisul wasaaraha dalka ayaa bogaadiyay Howlgalada ka soconaya qeybo ka mid ah dalka.
Qoraal uu Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre soo dhigay boggiisa Facebook ayuu...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo qaabilay wafdi ka socda Save the Children
Ra’isul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wafdi ka socda Hay’adda Bedbaadada Carruurta ee Save The Children oo uu...










