Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay xubno ka tirsan midowga Musharaxiinta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulan la yeeshay xubno matalaya Midowga Musharraxiinta oo ay ka wada hadleen dardargelinta iyo...
Dibad baxyo ka socdo Suudaan iyo Isgaarsiinta oo xayiran
Ka hor inta aysan bilaaban banaanbaxyo ay ku dhawaaqeen Kooxaha isbadal doonka oo lagu diidan yahay heshiiskii siyaasadeed ee dhawaan ay wada saxiixdeen Ra’iisul...
Wasiir Qorsheeynta XFS oo shaqadda ka joojiyay Agaasimihii guud ee Wasaaradda
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa Shaqo ka joojin ku sameeyay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan, iyada oo...
Meydka Sheekh Maxamed Xasan oo laga helay Clombus Ohio
Marxuum Sheekh Maxamed Xasan, oo ka mid ahaa Culimada Soomaaliyeed eek u nool dalka Mareykanka ayaa meydkiisa oo gaari ku jira laga helay nawaaxiga...
Guddiga hirgalinta doorashooyinka Jubbaland oo shaaciyay Guddiyada xulista Ergooyinka kuraasta 6-da ah
Guddiga Hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubaland SEIT waxay halkan kusoo gudbinayaan Guddiyada xulista Ergooyinka kuraasta 6-da ah ee la shaaciyay 23/12/2021 kuwaasoo...
Booliska Hirshabeelle oo wada howlgal ka dhan ah maan-dooriyaha
Saraakiisha Ciidamada ammaanka maamulka Hirshabeelle ayaa ka hadlay howlgalada lagu xaqiijinayo amniga ee ka socda magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle, waxaana ay...
Ciidamada Xoogga dalka oo fashiliyay qaraxyo ay aaseen argagixisada Al-Shabaab
Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgal miino baaris ah ka sameeyay wadooyinka soo gala degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha hoose.
Howlgalka ayaa waxaa laga sameeyay inta...
Jubbaland oo shaacisay qabashada doorashada lix kursi oo Aqalka Hoose ah
Guddiga Hirgelinta doorashada heer dowlad Goboleed ee Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay qabashada doorashada lix kursi iyo jadwalkooda oo ah xilliga la qabanayo.
Kuraasta ay Jubbaland...
Madaxa la dagaalanka musuqa oo ka warbixiyay waxqabadka guddigaasi
Gudoomiyaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq-maasuqa Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud ayaa manta ka warbixiyay kulan ku aadan la dagaalanka musuqa oo uu...
Wasiirka Howlaha guud iyo madax kale oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Masar
Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa Safaaradda kuso dhaweeyay Wasiirka Howlaha Guud Guriyeynta...