Wararka Gudaha

Soomaliya oo ka qayb gashay shirka wasiirada Tacliinta sare ee wadamada carabta

0
Wasiiru dawlaha wasaaradda waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare mudane Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle, Agaasimaha waaxda Hiddaha iyo Taclinnta Sare Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo booqday qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray qaar kamid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir kormerkaan oo...

Wasaaradda caafimaadka oo soo saartay hab-raac cusub oo la xiriira Covid-19

0
Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa soo saartay hab-raaca rasmiga ah ee ka hortagga iyo xakameynta Caabuqa COVID-19 (Omicron Variant) si bulshada looga...

Madaxweynaha Maamul goboleedka hir-shabeelle oo saxiixay miisaaniyadda sanadka 2022

0
Madaxweynaha Maamul goboleedka hir-shabeelle Mudane Cali Xuseen guudlaawe ayaa sheegay inuu saxiixay miisaaniyadda maamul goboleedka ee Sanadka 2022. ” Waxaan aan saxiixay miisaaniyadda maamul goboleedka...

Dowladda Maraykanka oo wax laga naxo ku tilmaamtay is-hortaagga lagu sameeyay Howlihii Xafiiska Ra’iisul...

0
Dowladda Mareykanka  ayaa si kulul u cambaareysay isku daygii afgembi ee lagu sameeyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya,waxanay sheegtay inay tallaabbo cad ay ka qaadeyso kuwa...

Jubaland ayaa qabanaysa doorashada lix kursi oo ka tirsan Golaha shacabka

0
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa goor dhow bilaabaya 6 kursi oo ka mid ah Kuraasta Golaha shacabka ee laga...

Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay hab-raac rasmiga ah ee ka...

0
Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay hab-raac rasmiga ah ee ka hortagga iyo xakameynta Caabuqa COVID-19 (Omicron Variant) si bulshada looga...

Madaxweyanah Maamul Gobaleedka Hirshabeele oo saxiixday Miisaniyadada 2022.

0
Madaxweyanah Maamul gobaleed Hirshabeele Mudane, Cali Guudlaawe Xusseen oo saxiixay miisaaniyadda Maamul Gobaleedka Hirshabeelle ee sanadka 2022 oo hore uu u ansixiyey Golaha Wasiirada,...

SAAXIIBADA BEESHA CAALAMKA WAXAY KU BAAQAYAAN IN ISXAKAMAYN IYO WADAHADAL IYO IN DIB DIIRADDA...

0
Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamku* waxay iyagoo aad uga walaacsan si dhow ula socdaan xaaladda taagan iyo waxyaabaha ku soo kordhay siyaasadda. Waxaan madaxda...

Maamulka Dagmada Gaalkacyo oo wada dadaallo sare loogu qaadayo Bilicda magaalada

0
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdirahman Sheekh Xasan ayaa  daahfuray markii u horeysay  Shirkad ka shaqeyn doonta Nadaafada iyo Bilic soo celinta magaalada Gaalkacyo,.isla markaana...