Wararka Gudaha

Mareykanka oo 3 dal ka saaray barnaamij ganacsi oo loogu talagalay Afrika

0
War qoraal ah oo uu soo saaray, Wakiilka Ganacsiga ee Mareykanka,ayaa lagu sheegay in dalalka Itoobiya,Maali iyo Gini laga joojiyay barnaamijka ganacsiga canshuur la’aanta...

Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Mudug oo amartay in cid kasta oo Gaalkacyo ku...

0
hawlgalo ciidamada amniga puntland ay ka sameeyeen magaalada Gaalkacayo ayey kusoo qab qabteen hub noocyo kala duwan isugu jira isla markaana shalay gelinkii dambe...

Ola Qaradawi oo xabsiga laga sii daayey

0
Sida ay baahisay Wakaaladda wararka ee Masar ee MENA oo soo xiganaysa ilo rasmi ah oo aan la magacaabin ayaa sheegtay in dacwad oogaha...

Heya’adda socdaalka dalka Sweden oo sheegtay 27,340 qof oo u dhashay dalka Suuriya la...

0
Warbixin ay bixisay Heya’adda socdaalka dalka Sweden ayaa lagu sheegay in sanadkii 2021 dhalashada dalka Sweden  la siiyey 27,340 qof oo u dhashay Suuriya. Sida...

Ciidamada ammaanka oo fashiliyey gaari lagu soo raray waxyaabaha qarxa

0
Hal qof ayaa ku geeriyooday labo kalana waa ay ku dhaawacmeen Qarax gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Gaariga qarxay oo ahaa kuwa raaxada oo...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Muqdisho soo gaaray

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweyne Lafta Gareen ayaa ka qeyb...

Radio Muqdisho oo baahinaya Barnaamijyo ku baxaya luqadda Talyaaniga.

0
Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Soomaaliya Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa maanta oo sabti ah daah-furay Barnaamij ku baxaya Luqadda Talyaaniga oo laga sii deyn...

Dad ku geeriyooday Qarax ka dhacay Belgium.

0
Inta la shaaciyay Saddex qof ayaa ku dhintay Qarax  xooggan oo ka dhacay xalay magaalada Turn Haut ee waqooyiga dalka Belgium. Duqa magaalada Turn Haut,...

Booliska Malta oo baaraya geerida muwaaddin Soomaali ah.

0
Booliska Malta ayaa sheegay in baaritaan ku hayaan shan qof oo lala xiriirinayo shil ka dhacay warshad ku taallo magaalada Marsa  ee Malta, halkaas...

Waxqabadkii madaxwayne farmaajo.

0
Waxqabadkii madaxwayne farmaajo.                                           ...