Madaxwene ku-xigeenka Puntland oo Kulan la qaatay Saraakiisha Amniga Madaxtooyada
Madaxwene ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Kulan la qaatay Saraakiisha Amniga Madaxtooyada Dowlad Gobaleedka Puntland.
Shirkan ayaa looga hadlay sidii loo...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku fulisay askari horay u dilay...
Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dil toogasho ku fulisay askari ka tirsanaa ciidamada daraawiisha degmada Baladxaawo oo horay qof shacab ah ugu...
Mareykanka: 19 ruux oo ku dhintay dab ka kacay New York
Ugu yaraan 19 qof oo ay ku jiraan sagaal carruur ah ayaa ku dhintay dab ka kacay guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada...
Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo qaabilay wakiilka gaarka ah ee Norway u qaabbilsan Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Wakiilka Gaarka ee Dowladda Norway u qaabbilsan...
Ciidamada amniga oo gacanta ku dhigay dad ku eedeysan dilka Mas’uul ka tirsan maamulka...
Ciidamada Booliiska Gobolka Nugaal ayaa shaaciyey in ay gacanta ku soo dhigeen ilaa afar qof oo saddex dumar ay yihiin, kuwaasi oo ku eedaysan...
Ciidamada xoogga dalka oo howlgal ku dilay 25-maleeshiyo iyo horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab
Ciidamada kumaandooska xoogga dalka ee Gor Gor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano hoostaga Bariire ayaa ku dilay ku dhawaad 25-maleeshiyo iyo horjoogayaal ka...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la yeeshay Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul Wasaarihii hore XFS...
War-murtiyeedka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo so gabagaboobay
Muqdisho-(SONNA)-Golaha Wadatashiga Qaran oo soo gabagabeeyay shirkii uga socday Muqdisho oo uu shir guddoominyay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo...
Kulan u dhaxeeya Golaha Wadatashiga Qaran iyo Beesha Caalamka oo hadda socda
Golaha Wadatashiga Qaran oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulan la leh wakiillada Beesha Caalamka iyo Ururrada...
Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo mar kale ciidamada uga digay in ay ku milmaan siyaasadda
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa mar kale ciidamada Qaranka uga digay inay ku milmaan ama loo adeegsado siyaasadda, isagoo askarigii lagu...