Wararka Gudaha

Wasiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay wefdi ka socday hey’adda Socdaalka ee Qaramada Midoobay

0
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo ay weheliso agaasimaha waaxda Kormeerka iyo Qiimeynta ee...

Madaxweyne ku-xigeeenka Puntland oo qaabilay saraakiil ka socday hay’adda Qaramada Midoobey

0
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Siciid...

Tabashadii ay qabeen qaar ka mid ah bulshada reer Hiiraan oo xal laga gaaray

0
Baladweyn- Afhayeenka madaxtooyada dowlad goboleedka Hirshabeelle, Daa’uud Xaaji Cirro ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa arrimaha bulshada ku sheegay in maanta xal laga gaaray...

Dowladda Imaaraadka oo gargaar soo gaarsiisay Soomaaliya

0
Shixnaddii labaad ee raashin gargaar ah ayay maanta dowladda Imaaraadku soo gaarsiisay Soomaaliya taas oo loogu tala galay dadka abaaruhu saameeyeen. Wasiirka gargaarka XFS Khadiijo...

Wasiirka haweenka oo tababar ku saabsan Haweenka iyo nabadda ka furtay Muqdisho-

0
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS xildhibaan, Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta u furtay tababar agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha haweenka dowladaha xubnaha...

Wasaaradda waxbarashada oo tababar u furtay qaar ka mid ah howlwadeennadeeda

0
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta tababar uga furtay magaalada Muqdisho hawlwadeenno loo qorsheeyay in ay ka qeyb-qaataan...

Macalimiinta iyo Ardayda Jaamacadda umadda ee kuliyadda qanuunka oo Kulan casho sharafeed ah qabsaday

0
Munaasabad casho Sharafeed ah oo ay u sameeyeen ardeyda kuliyada Qaanuunka ee dufcada B6 Maamulka iyo macalimiinta Jaamacada Ummadda Soomaaliyeed ayaa si qurux badan...

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay wafdi ka socday Hay’adda Socdaalka Aduunka ee IOM

0
Kismaayo- Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayey Agaasimaha Bariga iyo Geeska Afrika ee...

Doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu qabtay Jowhar

0
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee hirshabeelle ayaa Maanta waxaa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ku qabteen doorashada laba kamid ah...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiyay shir looga hadlayay amniga Magaalada Beledweyne

0
Madaxweynaha Dowlad Gobeedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga oo maanta ka dhacay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Shirka...